Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha K/ Galbeed oo qaabilay Madaxda Ururka Caalamiga ah ee socdaalka

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha K/ Galbeed oo qaabilay Madaxda Ururka Caalamiga ah ee socdaalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen)ayaa Xarunta Aqalka Madaxtooyada ee Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey Madaxa Ururka Caalamiga ee Socdaalka. IOM.

Kulankaasi oo ay goobjgayaal ka ahaayeen Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Maalgashiga Hormarinta Dhaqaalaha Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Axmed Madoowe Nuunow Maxamed iyo Agaasimaha Guud Madaxtooyada Cabduqadir Maxamed Baafo
waxa Diirada Lagu Sarayey Sidi IOM u kordhin lahayd Shaqada ay ka wado Gobolada Koonfur Galbeed, Waxaana aad loo falan qeeyey Sida ugu Haboon ee Wax loogu qaban Lahaa Arimaha Barakacayaasha Cafimaadka iyo Dardar Gelinta Mashariicda Dib u dhiska Magaaloyinka .

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Madaxda Kasocotay Hay.adda IOM ayaa Balan qaaday inay Sii Kordhin Doonan Adeegyada Shaqo ee ay ka wadaan Koonfur Galbeed Waxayna Sheegen in Dadka Barakacayaasha ah ee Soo Wajahay Dhaxanta iyo Roobabka Deerta ah ee Ka unkaday Guud ahaan Dalka ay Kaalmo Deg deg ah ay lasoo Gaari Doonan

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Lafta gareen ayaa u mahadceliyey Madaxda Hay.adda IOM Waxana uu bogaadiyey Shaqada baaxada leh ee ay kawadan Gobolada Koonfur Galbeed WaMadaxweynuhu waxa uu soo jeediyay in ururka uu istaago sidii ay Wax uga qaban lahayeen Arimaha Bini adanimada gaar ahaan tayenta Xarumaha Cafimadka Barakacayasha  iyo Kordhinta Mashariicda Dib u dhiska

Previous Post

Ciidamada Xoogga Dalka oo degaano hoostaga Baardheere kasameeyay howlgal maleeshiyaad argagixisada ka tirsan lagu laayay

Next Post

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta XFS oo guddoomisay shirka billaha ah ee Wasaaradda+Sawirro.

Next Post
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta XFS oo guddoomisay shirka billaha ah ee Wasaaradda+Sawirro.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta XFS oo guddoomisay shirka billaha ah ee Wasaaradda+Sawirro.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In