Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha K/Galbeed oo Baydhabo ku daah-furay Qorshaha Horumarinta Qaranka ee Sagaalaad+Sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha K/Galbeed oo Baydhabo ku daah-furay Qorshaha Horumarinta Qaranka ee Sagaalaad+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maadaxweynaha Maamaulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta ayaa maanta magalaada Baydhabo ka daah-furay wareegga koowaad ee Wadatashiga Qorshaha horumarinta Qaranka Sagalaad.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Kulanka lagu daah-furayay Qorshaha horumarinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxda Maamulka Koonfur Galbeed  Soomaaliya, Masuulayiin ka socda Hay’adaha dowlad-gobaleedka iyo ururada Bulshada.

Madaxda  maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo dhaweeyay wadatashiga Qorshaha horumarinta Qaranka oo lagu dhageysano baahiyahooda, si loogu daro waxyaabaha ahmiyada u leh qorshaha horumarinta Qaranka Sagalaad.

Agaasumaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Dhaxe ee Soomaaliya Mudne Asad Yusuf Qanyare ayaa sheegay in hadafka ugu wayn ay halkaan u soo gaareen ay tahay in ay dhageystaan bulshadda maamulkan si qorshaha horuamrinta Qaranka waxyaabaha hor tabinta leh loogu daro qorshaha  Qaranka.

“Waxaan halkan joogi doonaa mudo afar maalmood ah innagoo dhageysan doona ururada buslahda rayidka qeybahooda kala duwan,rugta ganacsatada,Hay’adaha dowladda iyo Baarlmaanka, waxaana isla eegi doona Qorshaha horumarinta Qaranka Sagaalaad”ayuu yari Agaasime Asad Yusuf Qaranyare.

Madaxeeyne Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagaren ayaa bogaadiyay shaqada adag ee maanta ka bilaabatay dowladd gobaleedka K/Galbeed.

“waxan ku faraxsanahay shaqada wanaagsan ee ay wado Wasaaradda Qorsheynta oo muhiimad u leh dalka, waxaan bulshada maamulka Koonfur Galbeed iyo hay’adaha maamaulka ugu baaqayaa in ay la shaqeyn wasaaradda si waxyaabaha aan dooneyno wax looga “ayuu yari Laftagareen”.

Waxaa wali ka socda Maamul gobaleedyada dalka Wadatashiga Qorshaha Horumarinta Qaranka Sagaalaad ee dalka, tasoo hada ka socda qaar ka mid ah dowlad gobaleedyada dalkeena oo lagu dhageysanayo buslahda iyo maamulka, si qorshaha u noqda mid ay leeyahiin ummadda Soomaaliyeed.

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta oo furay Shirka heerka sare ee deeq-bixiyeyaasha ee taageeridda Istiraatiijiyadda Wacyi-gelinta Qaranka

Next Post

Madaxweynaha Jubbaland oo xariga ka jaray xarumo loogu talagalay iney ku shaqeeyaan Wasaaradaha+Sawirro

Next Post
Madaxweynaha Jubbaland oo xariga ka jaray xarumo loogu talagalay iney ku shaqeeyaan Wasaaradaha+Sawirro

Madaxweynaha Jubbaland oo xariga ka jaray xarumo loogu talagalay iney ku shaqeeyaan Wasaaradaha+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In