Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha KGS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlaayay Wajiga labaad ee dagaalka 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha KGS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlaayay Wajiga labaad ee dagaalka 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Guddoomiyey Shir looga hadlayey u diyaar garowga Wajiga 2-aad ee Dagaalka dalka looga saarayo Khawaarijta Al-shabaab.

Shirka oo ay ka qeybgaleen Taliyaha Ciidanka Asluubta, Taliye ku-xigeenka Ciidanka Xooga Dalka, Guddoomiyaasha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida iyo Saraakiisha Ciidanka Qeybahooda kala duwan ee ka Howlgala Guud ahaan Deegnada Koonfur Galbeed.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftgareen, ayaa faray Saraakiisha Ciidanka ee kulanka ka qeybgalay in maanta wixii ka bilowda uu bilaabanaayo Dagaalka Deeganada Koonfur Galbeed looga saarayo Khawaarijta Al-shabaab ee dhibaatada ku haya guud ahaan Soomaaliyeed.

Dagaalka looga saarayo guud ahaan dalka ayaan loo kala haray,waxaana ugu horreeyo Madaxweynaha dalka oo tuutaha siddii dalka looga sifeyn lahaa Khawaarijta,shacabka Soomaaliyeed ku riday cunna qabatayta,hormar la’aanta,dib dhaca shacabka ay ku gummaadayeen guryahooda.

Waxaa guud ahaan dalka hirgalay u middoobida cadawga ummadda Soomaaliyeed ee Khawaarijta ah,waxaana laga curreeyay gooba badan oo ay gaartay naycaawda dowladnimada.

Previous Post

PM Hamza urges the Somali people to heed the warnings of SoDMA

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabiley Hoggaamiyaha Maamulka KMG SSC

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabiley Hoggaamiyaha Maamulka KMG SSC

Ra'iisul Wasaare Xamse oo qaabiley Hoggaamiyaha Maamulka KMG SSC

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In