Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Koofur galbeed oo kulan la qaatay Bulshada Degmada Buur-hakaba

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Koofur galbeed oo kulan la qaatay Bulshada Degmada Buur-hakaba
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha koofur galbeed Cabdacasiis Maxamed Laftagareen,ayaa degmada Buur-hakaba u tagay u diyaar garowga wajiga labaad ee dagaalka lagula jira khawaarijta.

Madaxweynaha, ayaa inta uu halkaa joogyo waxow la kulmi doonyaa inta uu joogo degmada Buur-hakaba ee Gobolka Bay bulshada iyo Saraakiisha iyo Ciidanka ku sugan degmadaas,si uu ugu sheego inay u diyaar garoobaan ka qeyb qaadashada wajiga labaad howgalka deegaanada koofur galbeed looga saarayo Khawaariijta Al-Shabab.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Maalmihii la soo dhaafay Madaxweynaha Koofur galbeed, ayaa waday da’daalo uu ugu kuur galaayay siday isku diyaariyeen, Bulshada koonfur galbeed howlgalka wajigiisa labaad ee ka bilaabanaya Koofur-galbeed,howlgalkaas uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Previous Post

Dibadbax ka dhan ah isbeddelka garsoorka iyo xasuuqa lagu hayo Falastiin oo ka dhacay Israel

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo dhagax dhigay xarun loogu talagalay daryeelka dhawacyada “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamse oo dhagax dhigay xarun loogu talagalay daryeelka dhawacyada “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Xamse oo dhagax dhigay xarun loogu talagalay daryeelka dhawacyada "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In