Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo bulshada la qeybsaday farxadda Ciidul Adxa

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo bulshada la qeybsaday farxadda Ciidul Adxa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

oraal ka soo baxay Xafiiska Madaxtooyada Dowlada Goboleedka Koonfur Galbed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed(Laftagareen) madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa loogu hambalyeyeye shacabka deegaanada Koonfur Galbeed,isagoo sidoo akle shacabka kalen ee Soomaaliyeedna u rajeeyay bash bash iyo barwaaqo in ay ku gaaraan sanadkan sanadkiisa.

Cabdicasiis Xasan Maxamed(Laftagareen) madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo farxadda ciida la wadaagay shacabka Koonfur galbeed ayaa muujiyay in loo baahan yahay in bulshada kuwoodi danyerta ah loo gar gaaro,wuxuu sidoo kale shacabku ku booriyay wada shaqeynta hay’adaha amaanka iyo shacabka,si loogu guuleysto adkeynta amniga deeganaad Koonfur Galbeed.

“Waxaan rabaa in muslimiinta aan halkan hambalyo halkan ugu diro,waxaan leeyahay hambalyo meelkasto oo aad joogtaan, gaar ahaan umadda Soomaaliyeed guud ahaan iyo shacabka Koonfur Galbeed,dadka ha is cafiyaan,xaafadaha la la isbooqdo,waxaan leeyahay meelkasta oo aad joogtaan in cibaadada uu ilaahay inaga aqbalo,umadduna ilaahay quluubtooda isku soo dumo,waad mahadsantihiin”. Ayuu yiri Madaxweyne (Laftagareen).

Ugu dambeyntii Waxa sidoo kale Ciidda Carrafo uu u diray Guud ahaan Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed, kuwa dowlada goboleedka Koonfur Galbeed, wuxuuna u rajeeyey in in horumar iyo barwaaqo ilaahay uu ku gaarsiiyo sanadkan sanadkiisa.
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa kamid ahayd magaalooyinka loogu dabaal degayo maallinta koowaad ee ciidul adxa,waxaana madaxda Koonfur Galbeed ay salaada ciida kula dukadeen Baydhabo shacab iyo mas’uuliyiin kaladuwan.

SHARE

Facebook
Twitter
Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo Shacab weynaha Caasimadda Garoowe La oogey Salaadda Ciidul Adxa.

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo Salaadda Ciidda Carafo Shacabka la tukaday.”Sawirro”

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo Salaadda Ciidda Carafo Shacabka la tukaday.”Sawirro”

Madaxweyne Farmaajo oo Salaadda Ciidda Carafo Shacabka la tukaday.”Sawirro”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In