Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Daah-furay kalfadhiga 2-aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Akhriso: Nuxurka Khudbadaha Ay Madaxda Maamul Goboleedyada Ka Jeediyeen Shirka Dhuusamareeb “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Daahfurka kalfadhiga 2- aad ee Golaha Wakiilada Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed waxaa ka qeybgaley Madaxaweynaha Koonfur Galbeed, Gudoomiyaha Golaha Wakiilada, Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Prof Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) xubnaha labada golle ee Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed iyo Wakiilo ka socday Dowladda Federaalka, Guddoomiyaha Maxkamada ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, marti sharaf kale oo ka kala socotay Dowlad goboleedyada iyo kooxda fanaaninta Janoowkay

Kooxda Fanaaninta Janawkay ayaa ugu horeen xaflada ku furey heeso Wadani ah oo soojiitey quluubta dadkii ka soo qeyb- galey munaasabadda.

Related posts

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026

Guddoomiye ku-xigeenka 1 aad Baarlamanka Puntland C/asiis Cabdullaahi Cusmaan iyo Guddoomiyihii hore ee Baamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari oo si wadajir ah uga hadley furitaanka kal fadhiga labaad ayaa talooyin fican siiyey Xildhibaanada Koonfur Galbeed

Dr Cali Saciid Fiqi Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed ayaa si gaar ah ugu mahadceliyey wafuudda kala diwan ee ka soo qeybgashay, isaga oo ka sheekeeyey howlihii uu Barlamanku soo qabtey kalafadhigii 1 aad

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) oo gabagabadii kalafadhiga 2 aad furey ayaa ka hadlay horumarada uu Maamulka ku tilaabsadey mudadii uu jirey, isaga oo soo hadalqaadey mashaaricda baxnaano, dhismooyinka iyo dayactirka waddooyinka qaar ka mid ah deegaannada Koonfur Galbeed..

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa sidoo kale ka hadley dhibaatooyinka COVID-19, fatahaadaha iyo abaaraha .waxaana uu sheegey in Dowladdu ay wado sidii wax looga qaban lahaa dhibaatooyinkaas

.

Previous Post

Madaxda Qaranka oo Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida ku timid Marxuum Seynab Xaaji Cali Baxsan

Next Post

Akhriso Liiska Magacyada Golaha Wasiirada

Next Post
Akhriso Liiska Magacyada Golaha Wasiirada

Akhriso Liiska Magacyada Golaha Wasiirada

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In