Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay guddiga farsamada ee soo xulista Baarlamaanka labaad ee maamulkaas

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay guddiga farsamada ee soo xulista Baarlamaanka labaad ee maamulkaas
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay guddiga farsamada ee soo xulista Xildhibaannada Baarlamaanka labaad ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

.Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa lagu magacaabay guddigan oo ka kooban 10 xubnood.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Guddigan ayaa ka shaqeyn doona sidii loo soo xuli lahaa Baarlamaanka labaad ee yeelanayo dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, kuwaas oo tiradoodu dhantahay 95 Xildhibaan. Waxayna kala yihiin.

1) Maxamed Keerow Maxamed                                     Gudoomiye

2) Mudixiin Aaadan Ibraahim                                        Gudoomiye ku xigeen

3) Aadan Maxamed Cali                                               Xoghayn

4) Mowlid Xasan Axmed                                               Xubin

5) Jaylaani Maxamed Cawf                                            Xubin

6) Faadumo Maxamed Axmed                                       Xubin

7) Aamino cumar Maxamed                                          Xubin

8 ) Cumar Cali Isaaq                                                      Xubin

9) Faarax Sheekh Maxmed                                            Xubin

10) Caa’isho Ibraahim Cali                                               Xubin

Previous Post

Hay’adda caafimaadka adduunka oo ka digtay faafidda cudurka Caronavirus

Next Post

Speech Of H.E Mohamed Abdullahi Mohamed, President Of Federal Republic Of Somalia , 33rd Ordinary Summit Of The African Union Inaddis Ababa, 10th February, 2020

Next Post
Speech Of H.E Mohamed Abdullahi Mohamed, President Of Federal Republic Of Somalia , 33rd Ordinary Summit Of The African Union Inaddis Ababa, 10th February, 2020

Speech Of H.E Mohamed Abdullahi Mohamed, President Of Federal Republic Of Somalia , 33rd Ordinary Summit Of The African Union Inaddis Ababa, 10th February, 2020

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In