Wednesday, January 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Maamulka Koonfurgalbeed oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Mudanayaal iyo waxgarad soo dhaweeyay baqii nabadeed ee madaxweynaha maamulka K/galbeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Maamulka Koonufur galbeed ee Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ayaa tilmaamay inay guul ku soo dhamaatay shirar kala duwan oo uu kaga qeyb galay magaalooyinka Muqdisho iyo Kismaayo ee gobollada Banaadir iyo Jubbada Hoose.

Wafdiga uu hogaaminayay Shariif Xasan Sheekh Aadan waxaa qeyb ka ahaa qaar ka mid ah Wasiirada maamulka Koonfur galbeed, waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay xubno ka tirsan Wasiirada maamulka, saraakiisha ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, kuwa AMISOM, Maamulka gobolka iyo dadweyn aad u fara badan oo ku labisnaa dharka hidaha iyo dhaqanka.

Related posts

Wasaaradda Gaadiidka oo qabatay kulan ku saabsan u adeegista shacabka Soomaaliyeed.

Wasaaradda Gaadiidka oo qabatay kulan ku saabsan u adeegista shacabka Soomaaliyeed.

January 28, 2026
Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo Nairobi ka furay Shirka Dib-u-Eegista Dhexe ee Mashruuca EA-RDIP

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo Nairobi ka furay Shirka Dib-u-Eegista Dhexe ee Mashruuca EA-RDIP

January 27, 2026

Madaxweynaha Maamulka Koonufur galbeed ee Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan oo warbaahinta kula hadlay Madaxtooyada maamulkaasi ayaa sheegay in ay guul ku soo idlaatay socdaalkii uu ku tegay Kismaayo iyo Muqdisho, isagoo xusay in bulshada looga baahanyay in ciidamada ay gacan ku siiyaan sidii guud ahaan dalka looga cirib tiri lahaa kooxda Al-Shabaab.

β€œCaleemo saarka Madaxweynaha Mamaulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaan ka qeyb galay, waxaan ka wada hadalnay arrimo badan oo aan isla garanay, waxaan kaloo ka qeyb galay shir looga hadlayay sidii loo heli lahaa hab ay ku dhici karto doorashada 2016-ka, cadowga ugu daran Soomaaliya waa Al-Shabaab, kuwaasi oo aan doonayn in horumr la gaaro, ee aan u wada istaagno sidii kuwaasi dalka looga xoreyn lahaa”ayuu yiri Shariif Xasan.

Previous Post

Arday la guddoonsiiyay shahaadooyin oo lagu qabtay Mareykanka β€œSAWIRRO”

Next Post

Golaha Isutaga Jaamacadaha oo lagaga dhawaaqay Muqdisho

Next Post
Dhoolatus ay sameynayaan ciidanka booliska oo Muqdisho ka socda

Golaha Isutaga Jaamacadaha oo lagaga dhawaaqay Muqdisho

Wasaaradda Gaadiidka oo qabatay kulan ku saabsan u adeegista shacabka Soomaaliyeed.

Wasaaradda Gaadiidka oo qabatay kulan ku saabsan u adeegista shacabka Soomaaliyeed.

January 28, 2026
0

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan muhiim ah ka yeelatay xaqiijinta adeeg hufan oo loo...

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo Nairobi ka furay Shirka Dib-u-Eegista Dhexe ee Mashruuca EA-RDIP

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo Nairobi ka furay Shirka Dib-u-Eegista Dhexe ee Mashruuca EA-RDIP

January 27, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyadda Soomaaliya, mudane Maxamed Aadam Macallim Soomaali, ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka furay Shirka...

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud oo Soo Bandhigay Guulihii 2025 iyo Qorshayaasha 2026 ka

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud oo Soo Bandhigay Guulihii 2025 iyo Qorshayaasha 2026 ka

January 27, 2026
0

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta qabtay shir ujeedkiisu ahaa soo bandhigidda guulihii la gaaray sannadkii dhammaaday, qorshayaasha sannadka...

𝐀πͺ𝐚π₯𝐀𝐚 π’πšπ«πž 𝐨𝐨 π€π§π¬π’π±π’π²πšπ² π’π‘πšπ«πœπ’π πš πƒπšπšπ°πšππš 𝐒𝐲𝐨 π€π πšπ›π€πš π‚πšπšπŸπ’π¦πšπšππ€πš πƒπšπ₯𝐀𝐚

Ku-simaha Wasiirka ahna Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Maryan Xuseen, oo ay weheliyaan khubaro ka socday Wasaaradda Caafimaadka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In