Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qaabka Fogaan Aragga ah ugu qeyb galaya shirka Hogaamiyaasha Dhaqaalaha ee APEC2020-ka oo ka dhacayay magaalada Kuala Lumpur

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qaabka Fogaan Aragga ah ugu qeyb galaya shirka Hogaamiyaasha Dhaqaalaha ee APEC2020-ka oo ka dhacayay magaalada Kuala Lumpur
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkaan oo ay Jimcihii fureen hoggaamiyaasha Aasiya Baasifigga ayaa waxaa ka soo qeeybgalay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo dhiggiisa Shiinaha Xi Jinping si looga wada hadlo dhibaatada coronavirus iyo dib u soo kabashada dhaqaalaha adduunka iyada oo ay jirto kala duwanaanshiyo ganacsi oo u dhaxeeysa Shina iyo USA muddo dheerna soo jiitamesay.

Labada Madaxweyne ayaa waxa ay ku biireen shirkii hoggaamiyeyaasha 21-ka waddan ee Aasiya Baasifigga ee Iskaashiga Dhaqaalaha (APEC) oo ay marti gelisay Malaysia, shirkan ayaa imaanay laba toddobaad un ka dib markii Trump lagaga adkaaday tartankii ​​doorashada.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
Previous Post

Ciidanka itoobiya ayaa qabsaday labo magaalo oo muhiim ah kuwaas oo ku yaala gobalka tigreega

Next Post

Finland ayaa galeysa xayiraad kadib markii ay kordheen kiisaska cudurka Coronavirus

Next Post
Finland ayaa galeysa xayiraad kadib markii ay kordheen kiisaska cudurka Coronavirus

Finland ayaa galeysa xayiraad kadib markii ay kordheen kiisaska cudurka Coronavirus

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In