Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Masar oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Asmara

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
1 year ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Masar oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Asmara
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah el-Sisi, iyo wafdigiisa, ayaa maanta gaaray magaalada Asmara, kadib casuumaad uu ka helay Madaxweyne Isaias Afwerki, waxaana si diiran lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha.

Wafdiga Madaxweyne el-Sisi, ayaa waxaaa ka mid ahaa Wasiirka Amniga Qaranka Masar, Agaasimaha Madaxtooyada, iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda.

Related posts

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026

Labada mas’uul ayaa gelinka dambe ee maanta ka wada hadli doona xoojinta xiriirka labada dal iyo arrimo kale oo muhiim ah.

Booqashadan ayaa sidoo kale waxaa xigi doona shir madaxeed saddex geesood ah oo dhexmari doona MadaxweynahaDr Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud,Madaxweyne Isaias Afwerki, iyo Madaxweyne Abdel Fattah el-Sisi.

Shirkaan ayaa diiradda lagu saari doonaa xoojinta xiriirka saddexda dal iyo arrimaha amniga iyo xasilloonida gobolka.

Previous Post

Cabdullaahi oo ka tirsanaa khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka 

Next Post

Madaxweynayaasha Soomaaliya, Masar iyo Ereteriya oo kulan 3 geesood ah uga socdo Asmara

Next Post
Madaxweynayaasha Soomaaliya, Masar iyo Ereteriya oo kulan 3 geesood ah uga socdo Asmara

Madaxweynayaasha Soomaaliya, Masar iyo Ereteriya oo kulan 3 geesood ah uga socdo Asmara

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In