Sunday, February 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo beesha caalamka ka codsaday in loo midoobo la dagaallanka argagixisada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo maanta khudbad ka jeediyey xarunta baarlamaanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shirka amniga Munich ee dalka Jarmalka ka sheegay in maleeshiyaad ka tirsan kooxda Boko Haram ee ka dagaallanta dalka Nigeria ay tababbar ku soo qaateen gudaha Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan oo khudbad ka jeediyay shirka lagu soo gabo gabeeyay dalka Jarmalka ayaa sheegay in maleeshiyaadka Boko Haram ay ku soo qaateen gudaha Soomaaliya,

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

February 15, 2026
Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

February 15, 2026

“Soomaaliya waxaa ragaadiyay isqab qabsi dhanka siyaasadda, musuq maasuq iyo dagaalka lagula jiro Al-shabaab, inkasta oo sanadahan dambe horumar laga sameeyay, oo lagu tallaabsaday hanaan siyaasadeed oo hufan, waxaan heynaa caddeymo muujinayo in maleeshiyaadka Boko Haram ay tababbar ku soo qaataan Soomaaliya, loona baahanyahay in Soomaaliya lagu taageero la dagaallanka Argagixisada Al-Shabaab” ayuu yiri Madaxweynaha Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa hadalkiisa intaa ku daray “Soomaaliya oo xasilooneyn waxa ay ka dhigantahay in guud ahaan Qaaradda Afrika aysan xasilooneyn, kooxaha argagixisada si aad ah ayay isugu xiranyihiin, waxaana dunida looga baahanyahay in dhankooda ka shaqeeyaan isku duubni iyo sida lagu cirib tri karo kooxaha argagixisada meelkasta oo ay joogaan”.

Previous Post

Baarlamaanka oo ka hadli doona qodobo ka mid ah Dastuurka oo dib u eegis lagu sameeyay

Next Post

Safiirka Soomaaliya ee dalka Ethiopia oo la kulmay safiirka Indonesia

Next Post
Safiirka Soomaaliya ee dalka Ethiopia oo la kulmay safiirka Indonesia

Safiirka Soomaaliya ee dalka Ethiopia oo la kulmay safiirka Indonesia

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

February 15, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay shir heer sare ah oo ku saabsanaa mustaqbalka...

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

February 15, 2026
0

Dalka Turkiga waxaa goordhow laga soo sagootiyey Markabka Cağri Bey oo ku soo wajahan Soomaaliya, kaas oo howlgal shidaal qodis...

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

February 15, 2026
0

Ururka Midowga Afrika ayaa markale adkeeyay sida ay uga soo horjeedaan xadgudubka Israa’iil ay kula kacday Soomaaliya. War-murtiyeedka Midowga Afrika...

Maxkamadda sare ee Ciidamadda Qalabka sida oo xukuno kala duwan ku riday eedeysanayaal

Maxkamadda sare ee Ciidamadda Qalabka sida oo xukuno kala duwan ku riday eedeysanayaal

February 15, 2026
0

Maxkamadda sare ee Ciidamadda Qalabka sida ayaa xukuno kasoo saartay kiiska Maxamed Aadan Abuukar oo Xeydar Muqtaar Afgarashadiisu tahay iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In