Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo dhagax dhigay dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee Abu Dhabi “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo dhagax dhigay dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee Abu Dhabi “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxwenaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Abu Dhabi ee dalka isu taga Imaaraadka Carabta waxa uu ku dhagax dhigay dhismaha safaarad cusub oo Soomaaliya ay ka dhisaneyso magaalada Abu Dhabi, taasoo dhulka ay ku fadhiso iyo dhismaheedaba ay ugu deeqday dowladda Imaaradka Carabta.

Dhismahan oo socon doona muddo hal sano iyo laba bilood ah ayaa waxa uu ka koobanyahay safaaradda iyo guri deegaan ay safaaraddu leedahay, waxaana Madaxweynaha oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha dibedda dalkaasi ay booqdee xarunta loogu talogalay.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Imaaraadka Carabta Cadbiqaadir Shiikheey Al-Haatimi oo dadaal weyn ku bixiyay sidii safaaradan loo hirgelin lahaa ayaa sheegay in muddo ka badan 42 sanadood ay tahay markii ugu horeysay ee dhul iyo dhismo iswata oo Soomaaliya ay leedahay laga hirgeliyo dalka Imaaraadka Carabta, halka horay ay ugu shaqeyn jireen goobo si gaar ah loo leeyahay.

Cabdiqaadir Shiikheey Al-Haatimi ayaa ku amaanay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud iyo Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya sida ay ugu gacan siiyeen shaqaalaha iyo madaxda safaaradda ee uu isagu ugu horeeyo in safaarad Soomaliya leedahay laga hirgeliyo magaalada Abu Dhabi.

Dhanka kale Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka kadib safaro uu ku tagey dalalka boqortooyada Sacuudiga, India iyo Imaaradka Carabta, isagoo markii uu soo gaaray Muqdisho ay si diiran ugu soo dhaweeyeen mas’uuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda, waxaana uu cambaareeyay weerarkii bahalnimada ahaa ee ay Shabaabku ku qaadeen Hotel Saxafi ee magaalada Muqdisho.

IB0A8005 IB0A8006 IB0A8007 IB0A8009 IB0A8011 IB0A8013 IB0A8014   IB0A8018   IB0A8022 IB0A8023 IB0A8024 IB0A8025 IB0A8026 IB0A8028 IB0A8030 IB0A8032 IB0A8033 IB0A8037 IB0A8039 IB0A8042 IB0A8043 IB0A8044 IB0A8045 IB0A8046 IB0A8047 IB0A8048 IB0A8049 IB0A8050 IB0A8051 IB0A8052 IB0A8053 IB0A8054 IB0A8060 IB0A8061 IB0A8062 IB0A8063 IB0A8065 IB0A8068 IB0A8074 IB0A8078 IB0A8079 IB0A8080 IB0A8082 IB0A8085 IB0A8087 IB0A8088 IB0A8089 IB0A8090 IB0A8092 IB0A8093 IB0A8094 IB0A8096 IB0A8098 IB0A8103 IB0A8105 IB0A8106 IB0A8107 IB0A8108 IB0A8109 IB0A8111 IB0A8114 IB0A8115 IB0A8116 IB0A8117 IB0A8123 IB0A8124 IB0A8126

 

 

 

Previous Post

DAAWO: Sheekh Nuur Baaruud oo ka sheekeynaya qaraxii Hotel Saxafi

Next Post

Jeneraal Dhaga badan: Maxaa lagu xusuusan doonaa ?

Next Post
Jeneraal Dhaga badan: Maxaa lagu xusuusan doonaa ?

Jeneraal Dhaga badan: Maxaa lagu xusuusan doonaa ?

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In