Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo ka qeyb galaya Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
12 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo ka qeyb galaya Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

27 Maarso 2015, Sharm El Sheikh: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka degey magaalada Sharm El Sheikh ee waqooyiga Masar, oo uu kaga qeybgeli doono shir madaxeedka Jaamacadda Carabta.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha si diiran ugu soo dhoweeyay Madaxweynaha Masar Abdel Fattah el Sisi iyo mas’uuliyiin sare oo ka tirsan dowladda Masar.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Labada madaxweyne ayaa garoonka ku yeeshay wadahadal kooban oo ay isaga xog wareysteen xaaladaha labada waddan iyo xiriirka ka dhexeeya.

Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ee ka qeybgali doona shir madaxeedka ayaa waxaa ka mid ah wasiirrada Arrimaha Dibedda iyo Maaliyadda, Cabdisalaam Hadliye Cumar iyo Maxamed Aadan Ibraahim, iyo weliba mas’uuliyiin kale.

Shir madaxeedka Jaamacadda Carabta ee sannadkan ayaa ajendaha ugu weyn waxaa uu noqon doonaa xasaradda ka aloosan Yemen, mashaakilaadka ka taagan waddamada kale ee Carabta iyo dagaalka caalamiga ee ka dhanka ah argagixisada.

-DHAMMAAD-

Previous Post

Madaxweynaha Dalka Oo Dhambaal U Diray Boqorka Cumaan

Next Post

DEG DEG: Ciidammada ammaanka oo la wareegay amniga Hotelka Maka Al-Mukarama

Next Post
DEG DEG: Ciidammada ammaanka oo la wareegay amniga Hotelka Maka Al-Mukarama

DEG DEG: Ciidammada ammaanka oo la wareegay amniga Hotelka Maka Al-Mukarama

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In