Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha oo la kulmay guddiyo xaaladda abaaraha qiimeyn ku soo sameeyey “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo la kulmay guddiyo xaaladda abaaraha qiimeyn ku soo sameeyey “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Soomaaliya oo ay weliyaan  hoggaamiyeyaasha madasha watashiga Qaran, ayaa maanta kulan la qaatay xubno guddiyo ah oo qiimeyn ku sameeyey xaaladda abaaraha ka jirta qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya.

Madaxweynaha J. Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa warbixin ka dhageystay xubnaha guddiyada ah oo ay ku jiraan, guddiga abaaraha, guddiga u adkeysiga aafooyinka iyo xubno ka socdey dowlad gobolleedyada dalka ka jira, warbixintoodu waxa ay sheegtay in abaartu ay tahay mid ku sii baaheysa gobollo cusub, una baahan in si deg deg ah looga jawaabo dhibaatadaasi.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa uga mahadceliyey guddiyadaan howsha ay soo qabteen, waxa uu sheegay in dhowaan ay si wadajir ah u soo saari doonaan baaq caalami ah oo xaaladda abaaraha ku saabsan, sidoo kale la sameyn doono sida ugu dhaqsiyaha badan guddi heer Qaran oo abaabula gurmadka loo baahan yahay.

Xaaladda Abaaraha dalka ka jirta, ayaa aad looga deyrinayaa, waxaana laga cabsi qabaa haddii aan si deg deg ah wax looga qaban in ay noqoto middii dalka ka dhacdey sanandkii 2011-ka oo kale, laakiin dowladda ayaa wadda dedaallo xooggan oo looga jawaabayo abaarta baahsan.

BH0A5720 BH0A5730 BH0A5759 BH0A5778 BH0A5783  BH0A5787 BH0A5788 BH0A5789 BH0A5793 BH0A5797 BH0A5798

Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka oo Muqdisho ka furtay kulan looga hadlayo qorshaha caafimaadka ee 5ta sanno “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Yemen ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Soomaaliya oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Yemen ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxweynaha Soomaaliya oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Yemen ee Soomaaliya "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In