Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Puntland oo furay Imtixaanka shahaadiga ah

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Puntland oo furay Imtixaanka shahaadiga ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowladda Puntland Waxaa saaka ka bilowday Guud ahaanba Deegaanada Puntland Imtixaanka shahaadigga ah ee dugsiyada dhexe iyo sare oo ay sanadkaani u fariisanayaan arday gaarayso 22,626 arday oo isugu Jira Fasalada 8aad ee Dugsiga Dhexe iyo Fasalka Afraad ee Dugsiga Sare.

Madaxwaynaha Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Dani, ayaa si rasmi ah uga furay Imtixaanka Dugsiga sare ee Gambool Garoowe oo ay imtixaanka ku galayeen Boqolaal ka mid ah ardayda Puntland.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Maxamud Maxamed Siciid Caynsane Agaasimaha Waaxda Imtixaanaadka1 Puntland,ayaa bixiyay Xogta Guud ee Imtixaanaadka Sanadkaani ee dhinacyada ardayda iyo ilaaliyayaashiiba.

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Waxbarashada ahna ku arrimaha Wasiirka Cabdiraxmaan Yuusuf Dujaana, ayaa Hambalyo u diray ardayda sanadada Badan Soo dadaalaysay iyo Waalidiintii Juhdiga soo Galiyay Ubadkooda .

Gabagabadiina Madaxwaynaha Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Dani oo isagu si rasmi ah u furay imtixaankaani, ayaa Hambalyo u diray dhammaanba ardayda Puntland kulana dardaarmay inay muujiyaan daganaansho waqtiga imtixaanka una Mahad celiyay Wasaarada Waxbarashada Puntland.

Previous Post

Agaasime Caydaruus Cabdulle oo kulan la qaatay teemka Barnaamijka Xasalinta 

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka Tacsiyeeyay geerida Guddoomiyaha hore ee Bangiga dhaxe

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka Tacsiyeeyay geerida Guddoomiyaha hore ee Bangiga dhaxe

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka Tacsiyeeyay geerida Guddoomiyaha hore ee Bangiga dhaxe

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In