Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb Galay Munaasabadda 75-guuradii kasoo wareegtay Aas Aas-ka Ciidanka Booliiska Soomaaliya

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb Galay Munaasabadda 75-guuradii  kasoo wareegtay Aas Aas-ka Ciidanka Booliiska Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Cutubyo katirsan qeybaha kala duwan ee Ciidan ka  Booliska soomaaliyeed ku waas oo watay Gadiidka nuuc yadiisa kala gedisan iyo qalabka ay u adeegsadaan Sugida ammaanka dalka ayaa maanta isugu tagay Garoonka kubada Cagta ee Banaadir si ay uga qeyb galaan Munaasabadda  Xuska 75-guuradii ka soo wareegatay markii la aas aasay Ciidanka Booliska.

 

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026

Ciidamada ayaa markii ay Diyaar garoobeen  waxaa halkaa gaaray Madaxda ugu sareeyso dalka uu hogaaminayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya,Waxa uuna salaan sharaf ka qaatay  Ciidamadii goobta ku sugnaa.

Garoonka Ciyaaraha Banaadir ama  koonis halkaas oo maanta Dhoolatus ay ku soo bandhigayeen ciidanka Booliiska waxaa buux dhaafiyay shacab aad u fara badan iyo Madax sare ee dalka oo ay ka mid ahaayeen Madaxweynaha, Gudoomiyaha aqalka sare, xubno ka socday Golaha Wasiirada iyo Maamulka Gobalka Banaadir  iyadoo madaxdii iyo shacabkii Munaasabadda ka qayb galay ay la dhaceen  bandhigga wanaagsan ee maanta ay la soo baxeen Ciidan ka  Booliiska .

Taliyaha Ciidanka Booliska General: Bashiir  Cabdi maxamed  ( ameeriko )  ayaa Hambalyo u diray dhamaan Saraakiisha Saraakiil xigeenadda,Alif-leydda,Dableydda Ciidanka Booliiska iyo Xaasaskooda  isagoo oo mahad celin u jeediyey ka soo qayb galayaasha .

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo Khudbad kooban u jeediyey ciidamadii maanta ka qayb qaadanayey xuska aas aaska Booliiska  Soomaaliya iyo dadkii ka soo qayb galay ayaa marka hore u hambalyeeyay Ciidaka Booliiska, Waxa uuna sheegay Madaxweynahu in Dowlada uu hogaamiyo in ay ka go’antahay daryeelka iyo qalabaynta Ciidanka Booliiska iyo guud ahaan Ciidanka qalabka sida.

Madaxweynaha ayaa faray Ciidmadu in ay kasbadaan kalsoonada shacabka geeska kale shacaka ayuu weydiistay in ay Ciidanka  ay la shaqeeyaan .

Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa la aas aasay sanadkii 1943 dii ( Kun sagaal boqol afartan iyo sedaxdii ) Waxa ayna  maanta udabaal degeen Sanad guuradii 75-aad ee aas aas kooda.

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Xoogga iyo Abaandullaha oo Ciidamada Booliska ugu Hambalyeeyay Sanadguurada  75aad

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In