Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Soomaaliya oo xarigga ka jaray waddada Shaqaalaha oo dib loo dhisay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha oo xeer ka soo saaray magacaabista Guddiga Heer Federaal ee Doorashooyinka 2016
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray wadada Shaqaalaha ee gobolka Banaadir oo dib u dhis lagu sameeyey.

Wadadaan ayaa lagu dhisay mashruuca dalkaaga dhiso ee uu maamulka gobolka Banaadir hormuudka ka yahay.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xarigga ka jaray,  Madaxweynaha waxaa wehliyey guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqda magaalada Muqdisho, Mudane Yuusuf Xuseen Madaale iyo talieyeyaasha ciidanka Amniga Qaranka, wadadaanna waxa ay isku xirta isgoyska KPP iyo daarta Shaqaalaha ee degmada Hodan.

Madaxweynaha J.F Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in uu guuleystay mashruuca dalkaaga  hal Dollar ku dhiso, waxa uu sheegay in ay soo kabaneyso caasimadda.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed ee gobollada dalka deggan iyaguna in ay ka  faa’ideystaan mashruuca waddooyinka caasimadda lagu dhisayo ee dalkaaga dhiso,  waddooyinku  waa kaabayaasha Dhaqaalaha dalka, ayuu raaciyey madaxweynaha Soomaaliya.

Wadada Shaqaalaha ayaa in ka badan 25, sanno  aheyd mid inta badan xiran oo burbursan, waa waddo si weyn ay u garanayaan shacabka caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, hasa yeeshee wiji cusub ayeey la timid kaddib markii maamulka gobolka Banaadir uu gaarsiiyey dalkaaga hal Dollar ku dhiso, kaas oo noqdey mashruuca ugu guulaha badan ee gobolku uu hirgaliyey afarta sanno ee dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamudu ay jirto.

Previous Post

RW ku-xigeenka XFS oo ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle

Next Post

Raiisul Wasaaraha oo ka Tacsiyeeyey Geeridii Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle oo Xalay ku dhintay Garowe

Next Post

Raiisul Wasaaraha oo ka Tacsiyeeyey Geeridii Xildhibaan Daahir Xaaji Geelle oo Xalay ku dhintay Garowe

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In