Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Sri Lanka oo ku dhawaaqay xaalad degdeg ah

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Sri Lanka Gotabaya Rajapaksa, ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah, ka dib mudaaharaadyo rabshado wata oo ka dhashay qalalaasihii dhaqaale ee ugu xumaa oo dalkaasi soo mara tobankii sano ee la soo dhaafay.

Madaxweeyne Rajapaksa,  ayaa go’aankan ku sheegay  inuu u qaatay danaha guud ee amniga dalka, ilaalinta nidaamka iyo ilaalinta agabka iyo adeegyada aasaasiga ah.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Sida ay baahisay Warbaahinta gudaha dalkaasi ka hawl gasho 54 qof ayaa loo xiray rabshado Jimcihii shalay ka dhacay bannaanka guriga madaxweynaha.

Intii ay socdeen Rabshadahan ka dhashay  shidaal yari, qiimaha nolosha oo sarreeya iyo koronto la’aanta, ayaa waxay waxyeello u geysteen hanti dadweyne iyo gooba lagu bixinayay adeegyo shacab.

Wasiirka caafimaadka Sri Lanka Kehelia Rambukwila,  ayaa sheegtay in dibadbax ka dhacay bannaanka guriga madaxweynaha uu isu beddelay rabshad, kaddib markii dibadbaxayaashu ay dhagxaan ku weerareen xarumaha booliiska, kuwaa oo sidokale dab qabadsiiyeay Gaadiid kala duwan.

Dhanka kale, isbahaysiga 11-ka xisbi ee dalkaasi, ayaa ku booriyeen madaxweeyne Rajapaksa, inuu kala diro golaha wasiirrada uuna soo dhiso xukuumad ka kooban Xisbiyada dalka, si wax looga qabto dhibaatada taagan.

Previous Post

Guddiga doorashooyinka oo bilaabay bixinta shahaadada xildhibaanimo

Next Post

Ra’iisal wasaaraha XFS oo ku bogaadiyay guddiga FEIT bixinta shahaadada xildhibaanimo ee BFS

Next Post

Ra’iisal wasaaraha XFS oo ku bogaadiyay guddiga FEIT bixinta shahaadada xildhibaanimo ee BFS

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In