Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha turkiga oo booqanaya dalka sucuudiga

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha turkiga oo booqanaya dalka sucuudiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dalka turkiga recep tayyip erdogan ayaa shaaciyey in bisha February ee soo socota uu booqan doono wadanka boqortooyadda sacuudiga.

Hogaamiyaha turkiga ayaa waxaa dalka sacuudiga ugu dambeysay sannadkii 2018 oo la dilay wariye Jamaal kashowqi oo lagu qaarjiyey magaalada Istanbul.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Dilka suxufigaasi oo lagu dilay gudaha qunsuliyadda sacuudiga uu ku leeyahay magaalada Istanbul ayaa keentay in xumaado xiriirka labadaasi wadan.

Madaxweyne erdogan ayaa sheegay bisha soo socotay uu booqasho rasmi ku tegi doono magaalada Riyadh isagoo xusay in isaga iyo madaxda sacuudiga ay ka wada hadleen doono arimo badan.

Jamaal kashowqi oo ah suxufi wax ku qori jiray wargeyska Washington post ee ka soo baxa dalka mareykanka ay lagu dilay qunsuliyadda sacuudiga ee magaalada Istanbul xilli uu doonayey halkaasi uu ka sameysto documentiyo si uu ula aqal galo gabar uu xiriir jaceyl kala dhaxeeyay.

Dilka wariyahaasi ayaa hadal heyn badan ka abuurtay caalamka taasoo keentay in khilaafkii ugu xumaa uu soo kala dhex galo wadamada sacuudigayo iyo turkiga.

Sannadkii 2019 ayaa waxaa sacuudiga uu cadaadis xoogan sare sidii uu hoos ugu dhigi lahaa dhaqaalaha dalka turkiga oo si weyn hoos ugu dhacay.

Sannadkii hore ayaa waxaa dalka sacuudiga booqasho ku tagay wasiirka arimaha dibadda ee turkiga si dib loogu soo celiyo xiriirka labadaasi wadan oo si weyn u xumaaday sannadihii la soo dhaafay.

Previous Post

Golaha Wasiiradda Jubbaland oo ansixiyey heshiis ay Wasaaradda Dekadaha lagashay shirkad gaar loo leeyahay “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Puntland oo Shirka guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Puntland oo Shirka guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada “SAWIRRO”

Madaxweynaha Puntland oo Shirka guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In