Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor ayaa Bulshada magaalada Baydhabo waqti kula qaatay Beerta Baidoa City Park.
Mas’uuliyiinta ayaa qeybaha Bulshada mid mid waqti ula qaatay, iyagoo ka wareystay xaaladda guud ee magaalada iyo kaalinta dhallinyarada ka geysan karaan horumarka dalka.