Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne  Farmaajo iyo Ra’isulwaaraha Magacaaban oo gaaray xarunta Villa Hargeysa

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne  Farmaajo iyo Ra’isulwaaraha Magacaaban oo gaaray xarunta Villa Hargeysa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi farmaajo iyo ra’isulwasaaraha magacaaban Maxamed Xuseen Rooble ayaa daqiiqado ka hor gaaray xarunta ku mele gaarka ah ee villa hargeysa ee golaha shacabka ee barlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya .halkaasi ee uu ka furmayo kulanka golaha shacabka.

Kulan waxaa ku sugan guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursan Sheekh Cabdiraxmaan iyo labadiisa ku xigeen .

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ajandaha kulan ayaa ah khudbada madaxweynaha jamuuriyadda federaalka Soomaaliya iyo sidoo kale ucodeynta kalsooni siinta Ra’isulwasaaraha magacaaban Mudane Maxamed Xuseen Rooble

Tags: Madaxweyne  Farmaajo iyo Ra’isulwaaraha Magacaaban oo gaaray xarunta Villa Hargeysa
Previous Post

Sacuudiga Oo Sheegay In Dib Loo Billaabyo Gudashada Cimrada

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo Golasha Shacabka ka Codsaday kalsooni siinta Ra’iisul waasaaraha Magacaaban

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo Golasha Shacabka ka Codsaday kalsooni siinta Ra’iisul waasaaraha Magacaaban

Madaxweyne Farmaajo oo Golasha Shacabka ka Codsaday kalsooni siinta Ra'iisul waasaaraha Magacaaban

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In