Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan wadatashi iyo is-xogwaraysi ah la qaatay Madaxda Maamul Goboleedyada dalka. Kulanka waxa goobjoog ka ahaa Madaxweynayaashii hore ee dalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Geeddi iyo Madaxweynihii hore ee Puntland Senator Cabdiraxmaan Maxamed Faroole.
https://www.facebook.com/VillaSomaliaOfficial/videos/2143253662400036/?t=19