Monday, February 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

MADAXWEYNE FARMAAJO OO MADAXDA DALALKA COMESA U BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHIGA DHAQAALE EE DALKEENNA

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
MADAXWEYNE FARMAAJO OO MADAXDA DALALKA COMESA U BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHIGA DHAQAALE EE DALKEENNA
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb-galay Shir Madaxeedka Suuqa-wadaagga Bariga iyo Koonfurta Afrika (COMESA) ayaa soo bandhigay fursadaha ballaaran ee ku aaddan maalgashiga Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in iskaashiga dhaqaalaha iyo fududeynta ganacsiga dalalka Gobolka ay aas-aas u tahay qorsheyaasha heer Qaaradeed ee kobcinta nolasha dadkeenna danyarta ah, cirib-tirka saboolnimada iyo xaqiijinta hiigsiga horumarka loo dhan yahay.

Related posts

Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.

Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.

February 16, 2026
๐’๐ก๐ข๐ซ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐ฒ ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ฐ๐š๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ง๐ข๐๐š๐š๐ฆ๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐š๐š๐œ๐š๐๐š๐ก๐š (๐ƒ๐ซ๐š๐ข๐ง๐š๐ ๐ž ๐ฌ๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ) ๐ž๐ž ๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ง๐ค๐š Aadan Cadde oo la qabtay.

โ€œSoomaaliya oo ka mid ah dalalka dhidibbada u taagay dalladan ganacsi ee dalalka Bariga iyo Koonfurta Qaaradda waxaa ka goโ€™an in ay ka faa’iideysato hal-abuurka ganacsi ee ay ku tilmaaman yihiin dadkeenna Soomaaliyeed oo ay weheliso booska istiraatiijiga ah ee uu dhaco dalkeennuโ€.

Madaxweyne Farmaajo ayaa boggaadiyay dadaallada Madaxda Dalalka ku bahoobay COMESA ay ku bixinayaan ka miro dhalinta qorshaha is-dhexgalka dhaqaalaha, si xal waara loogu helo aafooyinka dib u dhigay nolasha shucuubta dalalkaas, loogana soo kabto saameynta xooggan ee Cudurka COVID-19 uu ku yeeshay dhaqaalaha dalalka Gobolka.

“Wadamada xubnaha ka ah COMESA waa kala duwan yihiin, waxayna qani ku yihiin kheyraadka dabiiciga ah iyo kan aadanaha labadaba. Waxaa jira fursado dhab ah oo tan looga faa’iidaysan karo iyada oo loo marayo in la xoojiyo ganacsiga gudaha ee COMESA”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo kulankan kagala qeyb-galay hab fogaan arag ah Madaxda dalalka ku mideysan dallada dhaqaalaha ee COMESA, Qaramada Midoobey, Midowga Afrika, Hayโ€™adaha Maaliyadda ee heer Qaaradeed iyo Bangiga Adduunka ayaa ugu hambalyeeyey Madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi oo loo doortay Guddoomiyaha cusub ee dalladda dalalka ku mideysan COMESA.

Previous Post

Xanuunka COVID-19 oo Dunida Fara ba’an ku haya

Next Post

President Farmajo addresses 12st COMESA Summit

Next Post
President Farmajo addresses 12st COMESA Summit

President Farmajo addresses 12st COMESA Summit

Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.

Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiracday Turkiye.

February 16, 2026
0

Dowladda Turkiga ayaa waxaa shalay laga soo sagootiyey Markabka CaฤŸri Bey oo ku soo wajahan Soomaaliya, kaas oo howlgal shidaal...

๐’๐ก๐ข๐ซ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐ฒ ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ฐ๐š๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ง๐ข๐๐š๐š๐ฆ๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐š๐š๐œ๐š๐๐š๐ก๐š (๐ƒ๐ซ๐š๐ข๐ง๐š๐ ๐ž ๐ฌ๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ) ๐ž๐ž ๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ง๐ค๐š Aadan Cadde oo la qabtay.

๐’๐ก๐ข๐ซ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐ฒ ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐๐ก๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ฐ๐š๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ง๐ข๐๐š๐š๐ฆ๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐š๐š๐œ๐š๐๐š๐ก๐š (๐ƒ๐ซ๐š๐ข๐ง๐š๐ ๐ž ๐ฌ๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ) ๐ž๐ž ๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ง๐ค๐š Aadan Cadde oo la qabtay.

February 16, 2026
0

Shirka waxaa shir-guddoominayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Gaadiidka iyo Duulista hawada XFS Mudane Cumar Cali Afrax, waxaana ku wehlinayay Maareeyaha...

Munaasabad Lagu Soo Dhaweeyay Danjire Elyaas Barre Shiil oo Ka Dhacday Nairobi

Munaasabad Lagu Soo Dhaweeyay Danjire Elyaas Barre Shiil oo Ka Dhacday Nairobi

February 16, 2026
0

Magaalada Nairobi ayaa lagu qabtay munaasabad mahadnaq iyo soo dhaweyn isugu jirta oo loo sameeyay Danjire Elyaas Barre Shiil, kaddib...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Fulisay Dil Toogasho ah

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Fulisay Dil Toogasho ah

February 16, 2026
0

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sidda ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay laba dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta Al Shabab.  ...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In