Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo baarlamaanka ka codsaday inay meel mariyaan sharciyada horyaalla

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo baarlamaanka ka codsaday inay meel mariyaan sharciyada horyaalla
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa ka codsaday Barlamaanka Maamulkaasi meelmarinta sharuucda horyaalla ee muhiimka u ah kaabayaasha Dowliga ah ee maamulkaasi.

Mudane Maxamed Xaashi Cabdi oo ka hadlayay furitaanka kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in baarlamaanka ay horgeyn doonaan sharciyada uu maamulka ku shaqeyn lahaa, isla markaana looga baahanyahay inay kala hor mariyaan sida ay sharciyada muhiimka ugu yihiin maamulka.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

“Waxaa jiro sharciyo ay ka midyihiin Ansixinta nidaamka garsoorka, sharciga maamulada gobollada iyo degmooyinka oo ah sida ay u kala horeeyaan, sharciga magaalo madaxda ay yeelan doonto, waxaa kaloo ka mid ah sharciga xasaanadda, waxaa ka mid ah sharciga guddiyada la dagaallanka musuq maasuqa, waa shaqooyinka horyaalla baarlaamaanka Galmudug, xeerka xisaabiyaha guud ee maamulka, waxaan idinka codsaneynaa inaad meel marisaan sida ay u kala muhiimsanyihiin” Mudane Maxamed Xaashi Cabdi.

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka “Bulshada waxaan farayaa in boorarka afka qalaad ku qoran lagu badalo afka hooyo”

Next Post

Taliye Xaamud oo ka qaybgalay furitaanka Shaybaarka Danbi Baarista Bariga iyo Bartamaha Africa

Next Post
Taliye Xaamud oo ka qaybgalay furitaanka Shaybaarka Danbi Baarista Bariga iyo Bartamaha Africa

Taliye Xaamud oo ka qaybgalay furitaanka Shaybaarka Danbi Baarista Bariga iyo Bartamaha Africa

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In