Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ka qeybgalay munaasabad xil wareejin ah oo lagu qabtay Dhuusamareeb

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ka qeybgalay munaasabad xil wareejin ah oo lagu qabtay Dhuusamareeb
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Maanta ka Qaybgalay Munaasabad ay Xilalka kula kala wareegayeen Wasiirka Cusub ee Waxbarashada Galmudug iyo Wasiirkii Hore ee Wasaarada waxaana Munaasabada Goobjoog ka ahaa Hanti-dhowrka Guud ee Galmudug.

Axmed deeq Cabdi Maxamed Wasiirki hore ee wasaaradda waxbarashada Galmudug ayaa sheegay in waxyaabo badan ay u qabsoomeen kuwa kalane ay horyaalaan hoggaanka cusub isagoo sheegay inuu ku faraxsanyahay inuu maanta xilka wareejiyo.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka cusub ee wasaaradda mudane Maxamed Xaashi Dhoore oo la wareegay Xilka ayaa u mahadceliyay wasiirkii hore iyo shaqaalaha wasaaradda isagoo xusay inuu halkaas kasii wadi doono shaqada loo igmaday.

Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa ku ammaanay Howlwadeenada Wasaarada Shaqada ay ka soo qabteen uuna ugu horeeyo Wasiirku waxa uuna xusay in Xil wareejintani ay tahay Mid ku dayasho mudan.

Wasaarada Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Galmudug ayaa Mudadii ay shaqaynaysay waxa ay dabooshay Baahiyo badan oo Dhinaca Waxbarashada ah.

Previous Post

Madaxweynaha Falastiin oo ku dhawaaqay in ay joojin doonaan heshiisyadii ay la galeen Israa’iil iyo Maraykanka

Next Post

Wasaaradda Awqaafta oo daah furtay wajigii 2-aad ee wacyigalinta diimeedka ka hortaga Covid 19+Sawirro

Next Post
Wasaaradda Awqaafta oo daah furtay wajigii 2-aad ee wacyigalinta diimeedka ka hortaga Covid 19+Sawirro

Wasaaradda Awqaafta oo daah furtay wajigii 2-aad ee wacyigalinta diimeedka ka hortaga Covid 19+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In