Saturday, February 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle oo maanta booqday meelaha loogu tala galay in lagu qabto doorashooyinka “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle oo maanta booqday meelaha loogu tala galay in lagu qabto doorashooyinka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Gobaleedka Hirshabelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar Yuusuf ayaa maanta Booqday meelaha loogu tala galay doorashooyinka  inay ka dhacaan  xili ay ka socdaan dib u hebeyn dhismo iyo qalabeyn maadaama la qorsheynaayo inay qabsoonto  doorashada.

Madaxweyne ku-xigeenka  ayaa Goobaha uu booqday waxaa ka mid ah hoolalka loogu talo galay in lagu qabto doorashooyinka Xildhibaanada Aqalka hoose, xarunta Guddiga Doorashada ay degayaan, guryaha loogu talo galay Ergada iyo hoolalka Shirarka.

Related posts

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 21, 2026
Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026

Madaxweyna ku Xigeenka  Hirshabelle oo maalin ka Hor soo gaaray Magaalada Baledweyne ayaa kulamo ka wada magaalada Beledweyne.

kulamadani  uu la yeelanayo Saraakiisha Ammaanka, iyo qeybaha kale duwan ee bulshada gobolka, waxaa kulamadaani  looga hadlayay xoojinta Iyo xaqiijinta Ammaanka Doorashooyinka  Magaalada Beledweyne.

Saarkiisha Ciidamada Amaanka ayuu kula Dar daarmay in ay adkeeyaan  amaanka guud ee Magaalada Beledweyne inta lagu guddo  jiro doorashooyinka .

Previous Post

Agaasimaha Guud ee  waxbaashada Gobolka Banaadir oo daahfuray Diyaarinta Qorshaha Waxbarashada 2021-2025

Next Post

Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray Garoonka Diyaaradaha Gen Maxamed Abshir ee Garoowe “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray Garoonka Diyaaradaha Gen Maxamed Abshir ee Garoowe “SAWIRRO”

Madaxweynaha Puntland oo Kormeeray Garoonka Diyaaradaha Gen Maxamed Abshir ee Garoowe "SAWIRRO"

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 21, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026
0

Hay’adda Qatar Charity, oo kaashanaysa Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u daahfurtay ololaha bisha barakeysan ee...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud chaired a meeting between...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026

February 20, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan dhexmarey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In