Sunday, November 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo Kormeeray Hay’adda Shaybaarka Sharciga ah ee Puntland “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo Kormeeray Hay’adda Shaybaarka Sharciga ah ee Puntland “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland, Ahna ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta kormeeray xarunta Hay’adda Shaybaarka Sharciga ah ee Dowladda Puntland “Puntland Forensic Science”.

Hay’adda Forensic Science ayaa ah xaruntii ugu horeysay ee nooceeda laga hirgeliyo Soomaaliya, Xaruntan ayaa iyadoo adeegsanaysa Cilmiga Sayniska baarta kiisaska sida danbiyada, Hidasidaha DNA , Raadadka faraha iyo wax kasta oo lagu ogaan karo baaritaano loo aadeegsaday Saynis-ka.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo qaabilay wafdi ka socda shirkadda SONATRACH ee dalka Aljeeriya

Madaxweynaha JFS oo qaabilay wafdi ka socda shirkadda SONATRACH ee dalka Aljeeriya

November 22, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo bogaadin ugu tagay Hobollada Qaranka Waaberi

Wasiirka Warfaafinta XFS oo bogaadin ugu tagay Hobollada Qaranka Waaberi

November 22, 2026

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ayaa warbixin ka dhegaystey Masuuliyiinta Xarunta, wuxuuna kormeeray qeybaha kala duwan ee ay Xaruntu ka koobantahay, isagoo bogaadiyey Maamulka iyo Shaqaalaha xaruntan oo howl adag u haya Bulshada.

Previous Post

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo ku dhawaaqday guddi Qaran ee Taclinta Sare oo KMG ah “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Dhagax Dhigay Waddo Laga Dhisayo Gudaha Magaalada Beydhabo “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Dhagax Dhigay Waddo Laga Dhisayo Gudaha Magaalada Beydhabo “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Dhagax Dhigay Waddo Laga Dhisayo Gudaha Magaalada Beydhabo "SAWIRRO"

Madaxweynaha JFS oo qaabilay wafdi ka socda shirkadda SONATRACH ee dalka Aljeeriya

Madaxweynaha JFS oo qaabilay wafdi ka socda shirkadda SONATRACH ee dalka Aljeeriya

November 22, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Shirkadda SONATRACH ee dalka Aljeeriya,...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo bogaadin ugu tagay Hobollada Qaranka Waaberi

Wasiirka Warfaafinta XFS oo bogaadin ugu tagay Hobollada Qaranka Waaberi

November 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo maanta kormeer ku tegay xarunta Tiyaatarka Qaranka...

WARBIXIN: Amniga Soomaaliya oo soo hagaagaya 74%

WARBIXIN: Amniga Soomaaliya oo soo hagaagaya 74%

November 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Global Safety Report oo ah hay’ad cilmi-baaris oo amniga Caalamka xog-uruurin ku sameysa ayaa soo saartay warbixin amniga...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 7-aad ee Gaadiidka Cirka Adduunka

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 7-aad ee Gaadiidka Cirka Adduunka

November 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Faarax Nuux, ayaa magaalada Montreal ee dalka Canada kaga qaybgalay Shirweynaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In