Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo la kulmay Madaxda WFP iyo Baniga Adduunka “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo la kulmay Madaxda WFP iyo Baniga Adduunka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay madaxa Hay’adda WFP ee Gobolka Geeska Afrika Mr Michael Dunford iyo Wafdi uu hoggaaminayo.

Kulanka oo ay ka qeybgaleen qaar ka mid ah Golaha Wasiirada, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland, Madaxda WFP ee Soomaaliya iyo xafiiska WFP ee Puntland, ayaa waxaa looga hadlay arrimaha bani’aadantinnimo ee ka jira Puntland iyo sidii ay gacan uga geysan lahaayeen.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Axmed Cismaan Cilmi Karaash Madaxwayne ku xigeenka Puntland ayaa sidoo kale qaabilay madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Marwo Kristina Svensson iyo wefdi ay hogaaminayso oo ka socda Bangiga Adduunka qaybtiisa teegeerada Soomaaliya.

Kulanka labada dhinac oo ay qayb ka ahaayeen xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Puntland ayaa lagu gorfeeyay mashaariicda Bangiga Adduunku ka taageero Puntland gaar ahaan taageerada shaqaalaha dowladda iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaale ee Puntland oo Bangiga adduunku qayb ka qaato.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo daah-furay munaasabadda Hirgelinta Guddiga 4-aad ee Afsoomaaliga “SAWIRRO”

Next Post

Golaha Wadatashiga Qaranka oo la kulmay Guddiyada Doorashooyinka “SAWIRRO”

Next Post
Golaha Wadatashiga Qaranka oo la kulmay Guddiyada Doorashooyinka “SAWIRRO”

Golaha Wadatashiga Qaranka oo la kulmay Guddiyada Doorashooyinka “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In