Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne ku-xiggeenka Puntland oo kulan la qaatay Wafdi ka socday Golaha Aqalka sare “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne ku-xiggeenka Puntland oo kulan la qaatay Wafdi ka socday Golaha Aqalka sare “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne ku-xggeenka dowlad Goboleedka Puntland Mudane Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar oo maanta qado sharaf u sameeyey  xubnaha ka socday Golaha Aqalka sare ee ku sugan magaalada Garowe, ayaa xubnahaasi kala sheekeystay Xaaladda dalka iyo shaqadii ay u tageen halkaasi sida ay u socoto.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Madaxweyne ku-xiggeenka Puntland ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo xubnaha Golaha Aqalka sare ka socda ee magaalada Garowe u tagay xal u helida kala aragti duwanaanshiyaha siyaasadeed ee u dhexeeya dowladda Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada.

Mudane Cabdixakiin Cameey Madaxweyne ku-xiggeenka Dawlad Goboleedka Puntland ayaa Xubnaha Golaha Aqalka sare ka socday ku booriyey inaysan ka daalin howsha ay bilaabeen ee ah dhamistirka xalinta is afgaran waaga jira.

“Xubnihiina  Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya  ee gaaray dowlad goboleedyada haka daalina in aad howshan Dhamaystirtaan meelaha qaar adeeg waad kala kulmaysaan, balse muujiya dhabar adeeg si waxa jira aad u Xalisaan” ayuu yiri Madaxweyne ku-xiggeenka Puntland

Xubnaha Ka socday Golaha Aqalka Sare ayaa bilaabay Diyaarinta Qoraalka Xog Uruurinta Kulamadii Kala duwnaa ee ay La yeesheen Madaxda Puntland iyo qeybaha kala gedisan ee bulshadda.

Previous Post

Dhegeyso Barnaamijka Wadajir + sawirro

Next Post

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo soo gabo gabeeyay dooddi ku saabsaneyd Amniga Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo soo gabo gabeeyay dooddi ku saabsaneyd Amniga Muqdisho “SAWIRRO”

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo soo gabo gabeeyay dooddi ku saabsaneyd Amniga Muqdisho "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In