Tuesday, March 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Lafta Gareen oo casho sharaf u sameeyey wasiirada iyo xil K/galbeed+sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Lafta Gareen oo casho sharaf u sameeyey wasiirada iyo xil K/galbeed+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane. C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa caawa casha sharaf usameeyay Gollaha Wasiirada cusub iyo Xildhibaanada ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Related posts

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026
Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

March 10, 2026

Waxaana casha sharafta ka soo qeyb galey Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo labadiisa kuxigeen, Xidhibaano ka kala tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Baarlamaanka KGS, Wasiiro, Odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo marrti sharaf kale.

Munaasabada ayaa waxaa hadalo ka soo jeediyay masโ€™uliyiin kala duwan, iyagoona hambaliyo iyo bogaadin u diray Gollaha Wasiirada cusub ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

C/qaadir shariif Sheekhuna Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa uu ka hadley wax yaabaha la taaban karo uu soo qabtey Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane. C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen oo gabagabadii Munaasabadda ka hadley ayaa waxaa uu balan qaadey in baahiyaha ka jira Koonfur Galbeed Soomaaliya ay ka mid yihiin Waxbarshada, Cafimaadka Amniga iyo Cadaalada ay Xukumadda cusub ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ay wax ka qaban doonta.

Previous Post

Wadada isku xirta magaalooyinka Berbera iyo Wajaale oo ladhagax-dhigay

Next Post

Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo booqday qaar ka mid ah shirkadaha Diyaaradaha soo saara ee Maraykanka+Sawirro

Next Post
Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo booqday qaar ka mid ah shirkadaha Diyaaradaha soo saara ee Maraykanka+Sawirro

Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo booqday qaar ka mid ah shirkadaha Diyaaradaha soo saara ee Maraykanka+Sawirro

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Naastaro ayaa maanta furay tababar muhiim...

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

March 10, 2026
0

Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan waxaa si habsami leh uga socota diiwaangelinta codbixiyeyaasha degmada. Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada...

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐ก๐š๐๐š๐ฅ ๐ค๐š ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐๐š๐ง๐ค๐š  ๐”๐Š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฌ๐ก๐š๐š๐œ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐š ๐’๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐๐š ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐คa

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo uu wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa sheegay...

Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

Safaaradda Soomaaliya ee Yemen oo dib u bilaabeyso bixinta adeegyada baasaboorkaย 

March 10, 2026
0

Safiirka JF Soomaaliya ee dalka Yemen Danjire Cabdixakiim Maxamed Axmed oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In