Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Qoor-Qoor Taako ka mid ah dhulka Galmudug ma heysan doonaan kooxaha argagixisa

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Qoor-Qoor Taako ka mid ah dhulka Galmudug ma heysan doonaan kooxaha argagixisa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa shaagay in galmudug ay u diyaar garoowday xoreynta deegaanada fara ku tiriska ah ay kooxaha ar gagixisa ugu dhuumaaleysayaan galmudug.

Madaxweynaha ayaa ku booriyay in guud ahaan bulshada oo ka koobaan siyaasiinta, ganacsatada, waxgaradka, qeybaha kal duwan ee Bulshada iyo hogaanka galmudug looga baahanyahay inay ku mideysnaadaan sidoo looga dulqaadi lahaa dhibaatooyinka argixisada ay ku hayaan shacabka.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026

“Sida qorshaheynu ahaa ama balan qaadyadeyni hore umma dulqaadan doono in taako ka mid ah deegaanada galmudug ay gacanta ku hayaa Maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaana loo baahanyahay in guud ahaan shacabka u midoobaan sidii aan uga dulqaadi laheyn dhibaatooyinka ay ku hayaan dadka” sidaas waxaa yiri Madaxweyen Qoor Qoor

Dhinaca kale Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa balan qaaday inay Gogol nabadeed uu dhigi doono Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta maamulka Galmudug si ay qeyb-uga qaatan Xalinta qilaafyada ka dhexeeya qaar ka mid maamul goboleedyada iyo Dowladda dhexe taasi oo horey loogu soo guuleystay dib u hishiisinta bulshada galmudug.

“Waxaan Gogol nabadeed dhigeynaa Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug si qeyb uga noqono xalinta qilaafka ka dhexeeya qaar ka mid ah maamul goboleedyada iyo Dowladda Dhexe waxaana hubaan ah inaan ku guuleysan karno madaama ay hore ugu xalinay qilaafyadii ragaaday bulshada Galmudug” Madaxweyene Qoor Qoor

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye ayaa hadal sheegay khudbad uu ka  jeediyay xaflada xilwareejinta madaxweynihii hore ee Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo xalay ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb.

Tags: Madaxweyne Qoor Qoor Taako ka mid ah dhulka Galmudug ma heysan doonaan kooxaha argagixisa
Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal iyo Ku-xigeenadiisa

Next Post
Madaxweynaha Puntland oo Hambalyo uu diray Ciidanka Xoogga Dalka Munaasabadda 12-April “SAWIRRO”

Madaxweynaha Puntland Oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Nugaal iyo Ku-xigeenadiisa

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In