Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Trump oo ka hadlay xaaladda ismari waaga ah ee ka taagan Maraykanka

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxwaynaha Maraykanka ayaa jeediyey khudbad uu kaga hadlayo xaaladda ismari waaga ah ee ka taagan Maraykanka, tan iyo markii lagu guul daraystay in la ansixiyo miisaaniyadda dawladda ee sanadkan 2019-ka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Donald Trump waxa uu sheegay inuusan wali ka tanaasulin doonistiisa ku aadan in miisaaniyadda dawladda loogu daro in ka badan 5-bilyan oo Doller si darbiga xadka Mexico loogu dhiso.

Waxa uu xusay in tahriibayaasha aan sharciga lahayn ee Maraykanka soo galay ay dilal iyo dhibaatooyin kale, gaystaan, sidoo kalena dhawrkii bilood ee la soo dhaafay xadkaasi ay ka soo gudbeen 20-kun oo Carruur ah, taas oo ah mushkilad aan indhaha laga qarsan karin.

500 oo Bilyan oo lacago sharci darro ah, oo isugu jira ka ganacsiga daroogada, iyo badeecooyinka qarsoodiga ah ayaa ka gudba xadkaas, sida uu sheegay Trump, taas oo ka mid ah sababaha uu u doonayo in la dhiso darbiga kala qaybiya Maraykanka iyo Mexico.

Afhayeenka aqalka Kongareska Nancy Pelosi iyo Chuck Schumer oo ah hogaamiyaha Sanetrada xisbiga Demoqoraadiga ugu jira aqalka sare ee dalkaasi ayaa iyaguna qabtay shir jaraa’id waxaana ay sheegeen in aysan golayaasha sharci dajinta Maraykanku rabin in Maraykanka lagu xasuusto darbi dheer oo xadka laga taabo, halkii lagu xasuusan lahaa Taalada xorriyadda.

Previous Post

Al-Shabaab Degraded by U.S., Federal Government of Somalia

Next Post

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo kormeer shaqo ku tagay Difaacyada Ciidanka ee Afgooye “Sawirro”

Next Post
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo kormeer shaqo ku tagay Difaacyada Ciidanka ee Afgooye “Sawirro”

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo kormeer shaqo ku tagay Difaacyada Ciidanka ee Afgooye “Sawirro”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In