Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Trump oo ku hanjabay in uu baajinayo kulan uu la lahaa Putin

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Trump oo ku hanjabay in uu baajinayo kulan uu la lahaa Putin
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

March 14, 2026
Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

March 14, 2026
Madaxweynaha Mareykanka Donalda Trump oo lahadlayay Jariiradda The Washington Post ayaa ku hanjabay in uu qaadacayo kulan loo madlanaa in uu la yeeshey madaxweynaah Dalka Ruushka Fladamir Putin,kadib markii Ruushka lagu eedeyey faragelinta siyaasadeed ee arrimaha dalka Ukraine.

Ciidamada Badda dalka Ruushka ayaa weerar ku qaaday maraakiib ay lahaayeen ciidamada Ukraine,islamarkaana ka qabsaday maraakiib,taasi oo keentay in madaxweyne Trum uu ku hanjabo in uu ka baaqsan doono kulan gaar ah oo u ula yeelan lahaa Putinka Ruushka.

Hogaamiyaasha wadamada ku horumaray dhanka Warshadaha ee G20 ayaa todobaadkan dabayaaqadiisa ku shiraya magaalada Buenos Aires ee dalka Argentina,waxaana kulanka gaarka ah ee madaxda Mareykanka iyo Ruushka ay ku balansanaayeen uu ka barbar dhici lahaa shirkaasi.

Haweenay afhayeenad ah oo u hadashey aqalka Cad ee loog arrimiyo Mareykanka Heather Nauert ayaa sheegtay in dolwadad Mareykanka ay danaynayso in Ruushka xayiraada adag la saaro,dhanka kalena uu Mareykanka ugu baaqey wadamada Midowga Yurub in ay taageeraan Dalka Ukraine.

Lataliyaha dhanka ammaanka e Madaxweyne Trump John Bolton ayaa warbaahinta u sheegay in shirka ay u balansanaayeen Madaxda Mareykanka iyo Ruushka ajandihiisu uu ahaa arrimaha ammaanka iyo hubka, xaaladda dalka Ukraine iyo siyaasadda Bariga Dhexe.

Dhanka kale madaxweynaha wadanka Ukrain Petro Poroshenko ayaa soo rogay xaalada deg deg ah xuduudaha dalkiisa uu la wadagao Ruusha,taasi oo uu baarlamaanku ansixiyay,waxaana Petro Poroshenko uu ku tilmaamay talaabada Ruushka mid daandaansi ah.

Previous Post

Baaqa laga soo saaray Shirka Dastuurka ee arrimaha Xuquuqda Aadanaha ee Muqdisho ku soo xirmay +Sawirro

Next Post

R/wasaare Kheyre oo xalay kormeer ku sameeyey qeybo kamid ah Muqdisho+sawirro

Next Post
R/wasaare Kheyre oo xalay kormeer ku sameeyey qeybo kamid ah Muqdisho+sawirro

R/wasaare Kheyre oo xalay kormeer ku sameeyey qeybo kamid ah Muqdisho+sawirro

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

DAAWO: Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlaya abaaraha dalkeenna

March 14, 2026
0

Guddoomiyaha SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle oo sheegay in dagaallada ka socda Bariga Dhexe ay kaga sii dareen xaaladdii abaarta...

Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

Wasiir Fiqi oo la kulmay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan la qaatay Danjiraha Dowladda  Qatar u fadhiya Soomaaliya,...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa faahfaahin ka bixiyay qaraar uu meel mariyay Baarlamaanka gobolka...

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu beegsaday maleeshiyaad iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In