War qoraal ah oo ka soo baxay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay Guddiga farsamada dhismaha maamul gobaleedka Galmudug kaas oo ay soo magacawday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda.
Madaxweyne Xaaf ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo Magacaabista guddigaan, Isla markaana uu qeyb ka ahaa dhisida Guddiga farsamada Maamul u dhisida Galmudug, isaga oo baaq u diray guddiga cusub iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya.
Halkan Hoose ka Akhriso qoraalka