Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuurgalaya xaaladda amni ee caasimadda dalka ayaa caawa booqday qaar ka mid ah Suuqyada ganacsiga magaalada Muqdisho.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waqti la qaatay dad shacab ah oo ku sugnaa goobaha uu Madaxweynuhu kormeeray, kuwaasi oo wajiyadooodu laga dheehan karay farxad.
.