Tuesday, December 23, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Degmada Warta Nabadda iska diiwaangeliyay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 months ago
in Wararka
0
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Degmada Warta Nabadda iska diiwaangeliyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta isaka diiwaan-geliyey goobta diiwaan-gelinta codbixiyayaasha ee Degmada Warta-Nabadda ayaa ku ammaanay Guddiga Doorashooyinka Qaranka tallaabooyinka ay u qaadeen qabsoomidda doorashooyinka tooska ah.

Madaxweynaha ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay ka faaโ€™iideystaan fursadda diiwaan-gelinta, si ay u helaan xaqa dastuuriga ah ee ku saabsan in ay codkooda ku doortaan hoggaanka iyo masuuliyiinta ay ku aaminayaan talada iyo masiirka dalka.

Related posts

๐Œ๐จ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‹๐š๐ ๐ฎ ๐—๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐จ ๐ˆ๐ฌ๐ฎ-๐๐ฎ๐ฐ๐ข๐๐๐š ๐Š๐š-๐‰๐š๐ฐ๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š

December 23, 2025
Wasiirro ka tirsan xukuumadda oo kormeeray degmooyinka gobolka Banaadir oo kaarka codbixinta laga qaadanayo

Wasiirro ka tirsan xukuumadda oo kormeeray degmooyinka gobolka Banaadir oo kaarka codbixinta laga qaadanayo

December 23, 2025

โ€œGuddiga Doorashooyinka iyo Xuduudaha waa mahadsan yihiin. Doorasho qof iyo cod ah in ay dalka ka dhacdo waa rajo muddo dheer soo socotay, waxay ku qornayd Dastuurkeenna ku meelgaarka ahaa. Dadka Soomaaliyeed in ay u soo noqoto awooddooda ku saabsan in ay yeeshaan go’aanka doorashada hoggaankooda ha noqdo Xildhibaan heer Federaal iyo heer dowlad goboleed ah, Madaxweynaha dalka iyo Hoggaanka heer dowlad goboleed”.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa bogaadiyey laamaha amniga, Guddoonka degmooyinka iyo bulshada deegaannada ay ka socoto is-diiwaan gelintau, kuwaas oo si masuuliyad leh isula wada geeddi socodka is-diiwaan gelinta doorashada.

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka oo xariga ka jaray dhismaha Cusub ee Taliska Gorgor.

Next Post

Madaxweynaha JFS oo amray in ciidamadii ka tallaabay xuduudda ay dib ugu soo laabtaan dalka

Next Post
Madaxweynaha JFS oo amray in ciidamadii ka tallaabay xuduudda ay dib ugu soo laabtaan dalka

Madaxweynaha JFS oo amray in ciidamadii ka tallaabay xuduudda ay dib ugu soo laabtaan dalka

๐Œ๐จ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‹๐š๐ ๐ฎ ๐—๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐จ ๐ˆ๐ฌ๐ฎ-๐๐ฎ๐ฐ๐ข๐๐๐š ๐Š๐š-๐‰๐š๐ฐ๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š

๐Œ๐จ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ ๐จ๐จ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‹๐š๐ ๐ฎ ๐—๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐จ ๐ˆ๐ฌ๐ฎ-๐๐ฎ๐ฐ๐ข๐๐๐š ๐Š๐š-๐‰๐š๐ฐ๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š

December 23, 2025
0

Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha, Mudane Kamaal Guutaale, oo uu wehlinayay Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane...

Wasiirro ka tirsan xukuumadda oo kormeeray degmooyinka gobolka Banaadir oo kaarka codbixinta laga qaadanayo

Wasiirro ka tirsan xukuumadda oo kormeeray degmooyinka gobolka Banaadir oo kaarka codbixinta laga qaadanayo

December 23, 2025
0

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux; Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS mudane...

Howlgal Lagu Dilay Horjoogayaal Ka Tirsan Khawaarijta oo Laga Fuliyay Shabeellaha Dhexe

Howlgal Lagu Dilay Horjoogayaal Ka Tirsan Khawaarijta oo Laga Fuliyay Shabeellaha Dhexe

December 22, 2025
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa 21-kii Diseembar 2025 fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhan ah khawaarijta, kaas oo ka dhacay...

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Degmada Xudur ee Gobolka Bakool

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Degmada Xudur ee Gobolka Bakool

December 22, 2025
0

Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In