Thursday, February 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo  gaaray Baydhabo

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
4 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Xasan Sheekh oo  gaaray Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha JFS mudane, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Baydhabo oo xarun kumeelgarka u ah maamulka koofur galbeed.

Xubno ka mid ah golaha wasiirrada, xildhibaanno iyo taliyaha ciidanka xoogga dalka ayaa qayb ka ah safarka madaxweynaha, waxaana garoonka diyaaradaha Baydhabo kusoo dhoweeyay madaxweynaha KG Cabdicasiis Xasan Maxamed, mas’uuliyiin ka titsan maamulka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Related posts

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

February 18, 2026

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu kulamo la qaato madaxweynaha dowlad goboleedka koofur galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulkaasi.

Waa safarkii ugu horreeyay ee uu madaxweyne Xasan Sheekh kaga ambabaxo Muqdisho tan iyo xilligii la doortay 15kii bishan May.

Previous Post

Midowga Yurub oo ku heshiiyey in 90% la dhimo saliida laga soo iibsado Ruushka.

Next Post

Ra’iisul wasaare Rooble oo xariga ka jaray dugsiga Agoonta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Next Post
Ra’iisul wasaare Rooble oo xariga ka jaray dugsiga Agoonta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Ra’iisul wasaare Rooble oo xariga ka jaray dugsiga Agoonta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

February 18, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa si rasmi ah caawa u daah-furay tartan...

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026
0

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In