Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynihii Aljeria oo iscasilay

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Madaxweynihii Aljeria oo iscasilay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kadib mudo todobaadyo ah oo jahwareer iyo rasbshado salka ku haya loolan siyaasadeed ee ka taagnaayeen dalka Aljeria ayaa arrintaasi soo afjarantay,kadib markii uu ku dhawaaqay in uu xilka ka degay madaxweynaha 82 jirka ah ee dalkaasi.

 

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Warbaahinta dalkaasi Aljeria ayaa shaacisay in madaxweynihii dalkaasi Abdelaziz Bouteflika uu si rasmi ah ugu dhawaqay in uu iscasilay,kadib todobaadyo ay dibadbaxyo ballaarani dalkaas ka socdeen.

Waxaa dastuurka dalkaasi uu qabaa in xilka uu sii hayo guddoomiyaha Baarlamanka Dalkaasi,ilaa 90 casho kadibna doorasho madaxtinimo la qabanayo,waxaana haatan degan xaaladda dalkaasi,islamarkaana ay istaageen rabashadihii badnaa.

Wuxuu dalkaasi xukumayay Madaxweyne Bouteflika ilaa 20 sano,, oo talada dalkaas hayey 20 sanadood,wuxuuna dalkaasi ka soo saaray marxalado kaladuwan,sida dagaalo dhiig badan uu ku daatay oo u dhexeeyey Militariga dalkaasi iyo xisbiyo siyaasadeed.

Madaxweynihii hore ee dalkaasi Aljeria ayaa in muddo ah xanuunsanayay,waxaana uu qorsheynayay in markii 5-aad uu xilka madaxtinimo uu isku soo sharxo,balse tasi waxaa ka dhalatay fowdo,iyadoo militariga dalkaasina ay go’aamiyeen in aanu dalka ka sii talin Karin Madaxweyne Bouteflika.

Waxaa jira eedaymo sheegaya in awooddii siyaasadeed ee Mr Bouteflika ay ka faaidaysteen kooxo baayac mushtar ah, siyaasiyiin iyo saraakiisha militariga – si ay jagooyinkooda u ilaashadaan,Xisbiga talada dalkaas haya ee National Liberation Front (FLN), oo dib u dhigay doorashooyinkii dhici lahaa 18 april, ayaa ballan qaaday in ay abaabuli doonaan shirwayne qaran oo isbaddalo cusub lagu taabbagalinayo.

Madaxweynaha talada baneeyey ee dalkaasi Aljeria Mr Bouteflika oo talada dalkaas qabtay sanadkii 1999, ayaa dalkaasi ka saaray xalaad murugo lahayd,kadib markii uu dhacay dagaal sokeeye oo dhiig badani uu ku daatay,kaas oo galaaftay nolosha 150,000 oo qof.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Taliska CXD oo faah-faahin ka bixiyay Howlgallada Guulaha laga gaaray ee ka socda Dalka “DHAGEYSO”

Next Post
Taliska CXD oo faah-faahin ka bixiyay Howlgallada Guulaha laga gaaray ee ka socda Dalka “DHAGEYSO”

Taliska CXD oo faah-faahin ka bixiyay Howlgallada Guulaha laga gaaray ee ka socda Dalka "DHAGEYSO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In