Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo soo dhaweeyay doorashadii ka dhacday Dhuusamareeb

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Doorashada Aqalka Sare ee Galmudug oo la soo gabo gabeeyay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna musharax Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa bogaadiyay hannaanka ay u qabsoontay doorashadii Aqalka Sare ee maanta lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudu, halkaasi oo lagu soo doortay lix Senator.

Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ee la doortay, waxaana uu Alle uga baryay in uu u fududeeyo mas’uuliyadda loo igmaday,

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Waxaan madaxda iyo shacabka Dowladda Galmudug ku bogaadinayaa qabsoomidda doorashada aqalka sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Hambalyo ayaan sidoo kale leeyahay Senatarada maanta lagu doortay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.

1- Sen. Cabdixakiim Macallin Axmed

2- Sen. Saciid Siyaad Shirwac

3- Sen. Samsam Daahir Maxamuud

4- Sen. Duniyo Maxamed

5- Sen. Cabdi Axmed Dhuxulow

6- Sen. Yuusuf Geelle Ugaas

Waxaan Alle u weydiinaynaa inuu la garab galo, una fududeeyo mas’uuliyadda adag ee la saaray”. Ayuu yiri Musharax Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed.

Previous Post

Wasiirka Xanaannada Xoolaha oo daah furay shirka wadatashiga Caymiska Xoolaha “SAWIRRO”

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo tallaalka ka hortagga COVID-19 kala wareegtay Mareykanka “SAWIRRO”

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo tallaalka ka hortagga COVID-19 kala wareegtay Mareykanka “SAWIRRO”

Dowladda Soomaaliya oo tallaalka ka hortagga COVID-19 kala wareegtay Mareykanka “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In