Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Magaalada Balad Xaawo oo Hormar dhanka Ganacsiga iyo Amaanka ah Sameysyay+Warbixin

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Magaalada Balad Xaawo oo Hormar  dhanka Ganacsiga iyo Amaanka ah Sameysyay+Warbixin
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Degmada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo waa Magaalo ku fiican Ganacsiga waxa ay kutalaa Xuduuda kala qaybisa Dalalka Somaliya iyo Kenya.

Sanadahaan danbe waxaa laga dareemayaa isbadalo dhanka hormarka  Ganacsiga,Dhismaha iyo Amaanka, taasina waxay keentay in dad badan ay dhismayaal ka hirgaliyaan Magalaada

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Qaar ka mid ah Bulshada Degmada Balad Xaawo oo Warbaahinta Qaranka la hadlay ayaa sheegay in Degmada ay hada marayso heerkii ugu fiicnaa inta la xasuusto, iyagoo sheegay in ay dhankooda ka qayb qadan doonaan hormarka ka socdo Magaalada

C.qadir Xuseen Ibraahim waa Madaxa Arrimaha Bulshada ee Maamulka Degmada Balad Xaawo waxaa uu dhankiisa sheegay in nabada iyo xasiloonida hada jirta ay ku timid wada shaqaynta Bulshadda iyo Maamulka waxaana uu Bulshadda Magalada Balad Xaawo uu ku amaanay sida ay u garab istaageen, sidoo kale qurba joogta ayuu ka codsaday in ay dalka ku so laabtaan dhismaha iyo hormarkana ka qayb qataan.

Magaalada Balad Xaawo waa Magaalada ugu dhaqaalaha iyo wax so saarka badan Degmooyinka Gobolka Gedo, Waxaa la aaminsanyahay hadii ay hesho amaan buuxa in dhibaatooyinka ka jira ay durba ka so kaban karto dhaqalaheeduna uu ku filnaan karo Shaqalaha Dowladda ee Degmada ka hawlgala sida Ciidamadda iyo Shaqaalaha Rayidka ah.

W/D Maxamed Macalin Aadan

Previous Post

Madaxweynaha oo dalka dib ugu soo laabtay kaddib ka qayb-galkii Shirkii Jaamacadda Carabta ee Dahraan+Sawirro

Next Post

“Waxaan 130 Km uga imaadaa in aan Waxbarasho helo”+Sawirro

Next Post
“Waxaan 130 Km uga imaadaa in aan Waxbarasho helo”+Sawirro

"Waxaan 130 Km uga imaadaa in aan Waxbarasho helo"+Sawirro

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In