Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Magaalada Garoowe oo ka dhaqan galay bandow xilliyada habeenkii ah oo lagu soo rogay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Doorashada Aqalka Hoose oo goordhaw ka bilaabaneysa magaalada Garoowe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal waxaa ka dhaqan galaya wixi ka dambeeya 6:00 maqribnimo bandow oo lagu soo rogay Guud ahaan deegannada Puntland, kaasi oo looga gol leeyahay yaraynta dhaq dhaqaaqa iyo isu socodka bulshada qaybaheeda si looga hortago faafida cudurka Coronavirus oo dunida saamayn ballaaran ku haya .

Dhanka kale Bandowgan ayaa qayb ka ah adkaynta Nabad galyada si aysan bulshada iyo madaxduba u dhibaatayn kooxaha Nabad diidka ahi kaddib qarax loo gaystay Alle ha u naxariistee Guddoomiyihii hore ee Gobalka Nugaal oo u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray qarax lala eegtay.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Gudaha Garoowe waxaa wareegayay saacadihi ugu danbeeyay gaadiid bulshada lagu ogaysiinayo inay horay u xaroodaan inta uusan ku dhicin Bandowga Guudi.

Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal waa caasimadda dowlad goboleedka Puntland, waxaana tani ay muujineysaa in uu dhaqan galay bandowga magaalada lagu soo rogay iyo deegaannada kale ee Puntland.

Previous Post

Xeerarka dhamaystirka sharciga doorashooyinka Qaranka oo markale laga shiray “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka labada Aqal ee Baarlamaanka oo ka tacsiyadeeyay geerida Nuur Cadde

Next Post
Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka labada Aqal ee Baarlamaanka oo ka tacsiyadeeyay geerida Nuur Cadde

Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka labada Aqal ee Baarlamaanka oo ka tacsiyadeeyay geerida Nuur Cadde

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In