Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maleeshiyaad Al Shabaab kamid ahaa oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga ee gobolka Gado

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Maleeshiyaad Al Shabaab kamid ahaa oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga ee gobolka Gado
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guuliye Xareed Muxumed iyo  Cabdale Naasiri Ibraahim oo ka tirsaa Kooxda Nabadiidka Al Shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka qaybtooda ku sugan gobolka Gado gaar ahaan magaalada Garbahaareey.

Labadaan nin ayaa muddo kamid ahaa Argagaxisada Al Shabaab iyagoo sheegay in mudadaas dhibaato badan u gaysteen dadka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa dagan gobolka Gado oo iyagu u qaabilsanaayeen Kooxda Al Shabaab.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Saraakiisha Ciidanka Xoogga dalka ee jooga Garbahaareey ayaa sheegay in ragaas xiriir lasoo sameeyeen markii dambana gacantooda soo galeen iyaga oo Hubkoodii wata.

Saraakiisha ayaa sidoo kale sheegay in loo gudbin doono laamaha kale oo ku shaqada leh kuwa midka ahaa Argagaxisada ee isa soo dhiiba sidda Maxkamadda Ciidanka Qalabka sidda.

Bilooyinkii u dambeeyey waxaa soo kordhiyey Maleeshiyaadka iyo Horjoogayaasha Argagaxisadda kamid ahaa oo isku soo dhibaayey Ciidanka qalabka sidda kadib markii u adkeysan waayeen howlgaladda Ciidanka ka sameynayaan deegaanadda ay dadka ku dhibaateen.

Previous Post

Gobolka Mudug waxaa ka bilowday Qorshe deegaameyn loogu sameeynayo dadka danyarta ah

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Taliye Ku xigeenka Ciidanka Xoogga iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka

Next Post
Madaxweynaha JFS oo maanta furaya kalfadhiga 5-aad ee Golaha Shacabka

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Taliye Ku xigeenka Ciidanka Xoogga iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In