Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Barnaamijyada

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay deeganka Caad “Dhageyso”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Barnaamijyada, Wararka, Wararka Raadiyahaa, Wareysiyada
0
Dad Xoolo dhaqato ah iyo Al-Shabaab ku dagaallamay Gobolka Mudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedka Galmudug Cumar Guureeye ayaa sheegay in dadka ku nool deegaanka Caad ee hoostaga Degmada Xarar Dheere ay sameeyeen kacdoon ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab kuwaasi oo ka dilay tiro ka mid ah argagixisada Al-Shabaab.

 

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Mudane Cumar Guureeye  oo wareysi gaar ah siiyay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dagaalka uu salku ku hayo kaddib markii dadka deegaanka ay u adkeysan waayeen dhibaatooyinka ay ku hayaan Shabaabku, waxaana lagu dilay dagaalka afar ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab, iyadoo ay jiraan qasaare kale oo loo geystay.

“Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa baryan waxay bilaabeen inay dadka reer miyiga ah ka dhacaan xoolahooda, kana wataan carruurtooda, dadku inta badan arrintaas ayay ku barakaceen, waxaana todobaadkii la soo dhaafay ay dhaceen geel fara badan oo ay dadka hortooda ku qasheen xoolihii ay ka dhaceen Shabaabku, dhibaatooyinkaas ayaa keentay cararada ka dhalatay dagaalka” ayuu yiri Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha ee Galmudug.

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedka Galmudug Cumar Guureeye ayaa xusay in kan maamul ahaan ay gacan ka geysan doonaan sidii bulshada looga dulqaadi lahaa dhibaatada ay ku hayaan argagixisada Al-Shabaab.

Dhageyso Wareysiga oo dhameystiran 

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/07/Wasiiru-dowlaha-arrimaha-gudah-ee-Galmudug-Cumar-.mp3
Previous Post

DHAGEYSO: Asli Cabaade oo Mareykanka ka wadda Olole lagu caawinayo ciidamada Soomaaliya

Next Post

President Farmaajo’s Message to the US President Donald Trump

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo maanta ku wajahan magaalada Addis-Ababa

President Farmaajo's Message to the US President Donald Trump

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In