Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maleeshiyaad hubeysan oo Ganacsato ku dilay deegaan ka tirsan Hirshabeelle

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Maleeshiyaad hubeysan oo Ganacsato  ku dilay  deegaan ka tirsan Hirshabeelle
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxo hubeysan ayaa dad Shacab ah ku dilay meel u dhaw Galka Biyacadde oo hoos-taga magaalada Jowhar ee Xarunta dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Weerarkaan oo ahaa mid dhaba gal ah ayaa waxaa Kooxaha hubeysan ay rasaas ku fureen Gaari ay saarnaayeen Ganacsato u safartay deegaanka Biyacadde oo xilligaas dib uga soo laabanayay.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Guddoomiyaha degmada Cadalle Muuse Maxamed Kali oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in Kooxahaasi ay dileen 4 qof halka 8 kale oo ahaa dad rayid ah ay dhaawaceen, taas oo uu sheegay in ay tahay mid ku cusub deegaanka.

Guddoomiyha ayaa xusay in Ciidamada ammaanka ay ku raad joogaan Kooxihii falkaas ka dambeeyay,isagoo sheegay in dadki ku dhaawacmay weerarkaas loo soo qaaday magaalada Muqdisho si ay u helaan daryeel Caafimaad, waxaa uuna tilmaamay in ay baaritaanno ku wadaan waxa ay ahaayeen maleeshiyada falkaas geysatay.

Previous Post

Ciidamada Xoogga dalka oo Argagixisada Alshabaab ka xureeyay deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose

Next Post

Wafdi ka socda dowlada Soomaaliya iyo maamulka Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool

Next Post
Wafdi ka socda dowlada Soomaaliya iyo maamulka Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool

Wafdi ka socda dowlada Soomaaliya iyo maamulka Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In