Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo ku dhintay Qarax gaari

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in maleeshiyaad ka tirsanaa Al Shabaab ay ku dhinteen qarax gaari oo ka dhacay meel ku dhaw xadka ay wadaan Soomaaaliya iyo Kenyaee dhanka Gobolka Gedo.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Sida ay noo xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka gaariga ayaa ku qarxay meel u dhow degaanka Ceelcadde ee gobolka Gedo, kuwaasi oo doonayay inay geystaan falal ka dhan ah amniga.

Gaariga ayaa noociisa waxaa uu ahaa Qooqan, waxaana saarnaa ku dhawaad 10 ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab, kuwaasi oo gebi ahaanba goobta ku naf waayay..

Gaariga la qarxay dhagar qabayaasha Al-Shabaab ayaa la sheegay in uu ahaa mid ay ku doonayeen inay ku bartilmaameedsadaan goobaha ay shacabku isugu yimaadaan, iyagoo inta badan ficilada nuucaan ah sameeyaan

Previous Post

Qaban qaabada xuska 49 guurada Ciidanka Asluubta oo ka socoto Muqdisho

Next Post

Bahda Garsoorka oo Ciidamada Asluubta ugu Hambalyeeyay Sanadguurada 49-aad oo ka soo wareegatay Aas-aaskooda

Next Post
Bahda Garsoorka oo Ciidamada Asluubta ugu Hambalyeeyay Sanadguurada 49-aad oo ka soo wareegatay Aas-aaskooda

Bahda Garsoorka oo Ciidamada Asluubta ugu Hambalyeeyay Sanadguurada 49-aad oo ka soo wareegatay Aas-aaskooda

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In