Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maleeshiyada Al Shabaab oo bilaabay inay Afduubtaan carruurta ka yar 10-ka sano ee gobolada dhexe

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Somali Govt provides protection and safety to rescued 35 kidnapped children from terrorists group
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Ururka Al Shabaab ayaa dhibaato xoog leh ku haya dadka degan qeybo kamid ah Gobolada Galgaduud iyo Muduq.
Dadka dagan Deegaanada Masagawaa, Ceeldheer iyo degmada Xarardheere ayaa sheegay in Al Shabaab hadda ku dhiyeen Afduubka Carruurta.
Waxaa ay hadda bilaabeen inay wataan Xaruurta ka yar 10-ka sano kuwaas oo ay doonayaan in ay ka dhigtaan Dagaalamayaal.
Xildhibaan ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in hadda magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareen lagu haayo carruur laga soo bixiyey gacantooda oo in muddo ah heysteen.
Qaar kamid ah dadka dagan Masagawaa iyo Ceeldheer ayaa isaga soo baxaya deeganadii ay daganayeen sababo laxiriira inay badbaadsadaan caruurtooda.
Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in hadda laga shaqeynayo sidii deegaanadaas Maleeshiyaadka Al Shabab looga bixin lahaa.
Previous Post

Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo si diirran loogu soo dhaweeyey Magaalada Garoowe

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo Furay Shirka Wadatashiga DFS Dowlad Goboleedyada iyo G/Banaadir

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo Furay Shirka Wadatashiga DFS Dowlad Goboleedyada iyo G/Banaadir

Madaxweyne Farmaajo oo Furay Shirka Wadatashiga DFS Dowlad Goboleedyada iyo G/Banaadir

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In