Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maleeshiyada Al-Shabaab Oo Ka Cararay Deegaan Ay Ku Baxeen Ciidanka Xoogga Dalka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Maleeshiyada Al-Shabaab Oo Ka Cararay Deegaan Ay Ku Baxeen Ciidanka Xoogga Dalka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deegaanka Miir-dugul oo duleedka koonfureed ee magaalada Dhusamareeb ayaa ciidamada xoogga Dalka qaybta 21aad gaar ahaan Guutada 15aad waxa ay dagaal qorshaysan ku qaadeen maleeshiyaadka Al-Shabaab oo Shacabka ku dhibaataynayey deegaankaas.

Ciidamada Xoogga Dalka qeybta 21-aad gaar ahaan Guutada 15-aad ayaa dagaal qorsheysan waxay ku qaadeen deegaanka Miir-dugul oo duleedka Koonfur kaga beegan magaalada Sama-reeb ee xarunta maamulka Galmudug.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ciidanka Xoogga ayaa ku baxay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo dad shacab ah ku dhibaateynaya deegaankaas, halkaas oo ay ka dhaceen dagaal xooggan oo ugu danmbeyn qasbay iney argagixisada isaga cararaan deegaanka.

Ciidamo ka tirsan Guutada 15-aad ee Qaybta 21-aad oo howlgalkan fuliyay ayaa ku sugan aagii lagula dagaallamay, waxaana goobta isaga baxsadey maleeshiyaadka Al-Shabaab sida ay sheegeen saraakiisha hoggaamineysa ciidamadan.

Previous Post

Wasiirkii Hore Haweenka Ee Puntland Oo Madaraso Gabdhaha Lagu Baro Xifdinta Qur’aanka Ka Hirgelisay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post

Dowladda Soomaaliya Oo Faah Faahin Ka Bixisay Shil Diyaaradeed Oo Ka Dhacay Garoonka Aadan Cadde “SAWIRRO”

Next Post
Dowladda Soomaaliya Oo Faah Faahin Ka Bixisay Shil Diyaaradeed Oo Ka Dhacay Garoonka Aadan Cadde “SAWIRRO”

Dowladda Soomaaliya Oo Faah Faahin Ka Bixisay Shil Diyaaradeed Oo Ka Dhacay Garoonka Aadan Cadde “SAWIRRO”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In