Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maleeshiyada Al-Shabaab oo xasuuqay xoolo ay dheceen

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Maleeshiyada Al-Shabaab oo xasuuqay xoolo ay dheceen
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoolo nool oo ay Maleeshiyaadka Al-Shabaab ku xareeyeen Xero ku taala Deegaanka Labi-dulle ayay bambooyin ku dhifteen, kahor inta aysan isaga cararin Deegaankan oo ay Maanta la wareegeen Ciidamada Xoogga Dalka.

Arinta xanuunka leh ayaa aheyd in Goobtaasi ay ku baaba’een Xoolihii Xerada kujiray oo ay Argagixisada Al-Shabaab bambooyin ku gubeen, iyagoo diidan in cid aan iyaga aheyn ay goobta ka kaxeysato.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Sawiro laga soo qaadey goobta ayaa muujinaya xanuunka dhacdadan, taasi oo qayb ka ah naxariis darada joogtada ah ee ummada Soomaaliyeed marqaatiga u tahay maalin walba.

Waxaa Xusid Mudan in Xoolahini oo Ari u badan Maleeshiyaadku horay uga dheceen Dadka Deegaanka, taasi waxa ay Daaha ka sii rogaysaa sida ay uga dhamaatay Naxariistu ayna u yihiin Kuwo Nafta iyo Maalka Shacabka Xalaashada Balse Maalmahaan Ciidamada Xoogga Dalka ee Geesiyaasha ayay kala kulmeen Dharbaaxo Xanuun badan.

Ciidamada xoogga dalka ayaa si buuxda ula wareegay deegaannada ay argagixisada Al-Shabaab dadka ku dhibaateyn jireen.

Previous Post

Dowladda oo bilowday dhismaha Waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar “SAWIRRO”

Next Post

Somali Gov’t’s commitment to hold election, compromises made during consultative talks

Next Post
Somali Gov’t’s commitment to hold election, compromises made during consultative talks

Somali Gov’t’s commitment to hold election, compromises made during consultative talks

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In