Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maraykanka oo Xayiraadda Ka qaaday Qaxootiga dalal ay Soomaaliya ka mid tahay.

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Maraykanka oo Xayiraadda Ka qaaday Qaxootiga dalal ay Soomaaliya ka mid tahay.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Xoghayaha Amniga Gudaha ee Mareykanka Kirstjen Nielsen ayaa ku dhawaaqday in la qaaday xayiraadii saarneyd dadka qaxootiga ah ee dalalka uu Maraykanku u arkayay inay halis kaga imaan karto.

Inkasta oo waddamada mamnuucista ay saamaysay aanan magacanyadooda la sheegin, haddana kooxaha qaxootiga u ololeeya waxa ay sheegeen in ay kala yihiin dalalka Masar, Iran, Ciraaq, Liibiya, Mali, Kuuriya Waqooyi, Soomaaliya, Suudaanta Koonfureed, Suudaan, Suuriya, iyo Yemen.

Wakaaladda WararkaFaransiiska (AFP) ayaa soo warisay in Xoghayaha Amniga Gudaha ee Mareykanka Kirstjen Nielsen ay ku dhawaaqday in la qaaday xayiraadii saarneyd dadka qaxootiga ee dalalka loo arkayay inay halistooda badan tahay, waxayna intaasi raacisay in qaxootiga ay mari doonaan
baaritaan adag, ka hor inta aan loo ogolaan inay Mareykanka galaan.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa bishii October ee sanadkii hore mamnuucay inay Mareykanka galaan dadka qaxootiga ee ka socda 11 dal oo dadkoodu u badan yihiin Muslimiin iyo dalka Waqooyiga Kuuriya ,Saddexdii sano ee u dambeysay ayaa dadka qaxootiga ee galay Mareykanka
waxaa la sheegay inay 40% ay ka yimaadeen dalalkan.

Tan iyo markii Mareykanka uu xayiraadda dhanka socdaalka ku soo rogay dalalkaan waxaa yaraaday dadkii qaxootiga ahaa ee dalkaas geli jiray oo ay u badnaayeen Qaxooti fara badan oo horay looga qaadi jiray dalal kala duwan.

 

Previous Post

Diyaargarowga iyo Ra’yi ururinta Guddiga Doorashooyinka Madaxa bannaan

Next Post

Xaflad lagu sagootinayay safiirka xafiiska baneynaya ee Soomaaliya u fadhiyay dalka Kuwait oo lagu qabtay dalkaas. SAWIRO”

Next Post
Xaflad lagu sagootinayay safiirka xafiiska baneynaya ee Soomaaliya u fadhiyay dalka Kuwait oo lagu qabtay dalkaas. SAWIRO”

Xaflad lagu sagootinayay safiirka xafiiska baneynaya ee Soomaaliya u fadhiyay dalka Kuwait oo lagu qabtay dalkaas. SAWIRO"

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In