Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo doonaya In Taalibaan lagu cadaadiyo joojinta dagaalada

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo doonaya In Taalibaan lagu cadaadiyo joojinta dagaalada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ergeyga Mareykanka ee Afganistan,Zalmay Khalilzad,oo haatan u ambabaxay Dalka Qadar,ayaa lagu wadaa in uu ka qeybgalo kulan ka dhacaya magaalada Dooxa oo la doonayo in Taalibaan lagu cadaadiyo sidii ay u joojin laheyd dagaalada ay ka wadaan dalka Afganistaan.

Ambabaxa ergayga ayaa la xaqiiijiyay in ay ka dambeysay waaxda arrimaha dibedda Mareykanka,ka dib markii kooxda hubaysan eeTaalibaan ay qabsadeen xarumo badan oo ka tirsan gobollada dalka Afganistaan.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Wadahadalada ka dhacaya Dooxa todobaadkaan,waxaa ka qeybgalaya wakiillo ka socda waddamada gobolka ,kuwa ka baxsan gobolka iyo sidoo kale ururo,waxaana la doonayaa in kulankaasi looga hadlo joojinta colaadaha,xabbad-joojin dhaqan gasha iyo in aan la aqoonsan dowlad ku timid xoog oo ka dhalata Afganistaan.

Maalinimadii shalay Taalibaan ayaa ku dhawaaqday inay afar maalmood gudahood ay qabsadeen caasimaddii lixaad ee qaar ka mid ah gobolada Afganistaan. ​​

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay dalka Kenya

Next Post

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kulan la qaatay safiirka dalka Qatar u jooga Soomaliya

Next Post
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kulan la qaatay safiirka dalka Qatar u jooga Soomaliya

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kulan la qaatay safiirka dalka Qatar u jooga Soomaliya

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In